-
Daawo Muuqalka”Axmed Muumin Seed Shalay Iyo Maanta , Arinta Saami Qeybsiga Gobalka Awdal Midkuu Saxan Yahay ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Muumin Seed ayaa markii uu ahaa gudoomiye ku xigeenka xibsiga Waddani ayaa waxaa uu arinta Saami qeybiga kuraasta golaha wakiilada ee gobalka Awdal ku eedeyey inay diidan tahay xukuumada ...
Tuesday, January 22, 2019
-
Saddexda Magaalo Ee Ugu Horreeyay Dhinaca Dalxiiska Sanadkii Tegay Ee 2018 !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaaladda Dhaqaale Ee Caalamka ayaa ah mid laga cabsi qabo inay hoos u sii dhacdo, balse arrintaasi wax saamayn ah kumay yeelanin dhinaca Dalxiiska.
Siday baahisay shirkada Euro Moniter International e...
Tuesday, January 22, 2019
-
Dhageyso”Axmed Siciid Cige Oo Ah Khabiir In Badan Usoo Taagnaa Arimaha Siyaasada Somaliland Iyo Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Faalo Ka Bixiyay Mudo Kordhinta Ay Guurtidu Usameeyeen Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhageyso"Axmed Siciid Cige Oo Ah Khabiir In Badan Usoo Taagnaa Arimaha Siyaasada Somaliland Iyo Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Faalo Ka Bixiyay Mudo Kordhinta Ay Guurtidu Usameeyeen Golaha Wakiilada
h...
Tuesday, January 22, 2019
-
Ciraaq: Haweenay Dhakhtar Ka Xaday Ilma Yar Oo Dhashay Saacado Yar Ka Hor Iyo Sababta Ku Kaliftay
Iraq(Berberatoday.com)-Waa Arrin aad u yar oo dhacda mararka qaarkood, haddaba in Ilma yar oo dhashay lagala baxsado amase laga xado dhakhtarkii uu ku dhashay waxay naxdin ku tahay aabaha iyo hooyada ilmahaasi uu qoyskooda ku soo ...
Tuesday, January 22, 2019
-
Suuriya: Nin Muddo Rubuc Qarni Ka Badan Ku Labista Dhar Midabkoodu Huruud Yahay Iyo Ujeedada Uu Ka Leeyahay !
Suria(BErberatoday.com)-Nin u dhashay Dalka Suuriya oo magaciisa la yidhaa Abu Sako oo ku magaca dheer Ninka Huruuda ah ayaa waxa uu sheegay inuu aad u jecel yahay midabkaasi sida lagu baahiyey Shabakada Rusia Today oo aanu ka soo...
Tuesday, January 22, 2019
-
Halkey Ku Dambeyeen Dhalinyaradii Arooska Qarniga Loo Dhigay Ee Jigjiga?
Jigjiga(Berberatoday.com)-Dhalinyaradii magaalada Jigjiga la isugu guuriyay billawgii sanadkii hore ee qaarkood ka soo jeedeen qoysaska la hayb sooco ayaa ka hadlaya xaaladooda. Waxaa BBC-da loo xaqiijiyay inay badankooda kala tag...
Tuesday, January 22, 2019
-
Cajiib: Shirkad Maraykan Ah Oo Bilawday Inay Ka Ganacsato Dhiiga Da’yarta Oo Ay Ka Iibiso Dadka Waaweyn !
USA(Berberatoday.com)Shirkad ku taalla Dalka Maraykanka gaar ahaana Gobolka Florida magaceedana la yidhaahdo Ambrosia ayaa waxay dedaal ugu jirtaa sidii ay ula dagaalami laheyd Gabawga waxaanay shirkadaasi bilawday Olole ay ku uru...
Tuesday, January 22, 2019
-
Indonesia Oo Dib U Eegis Ku Sameyneysa Sii Deynta Wadaad Mayal Adag
Jakarta(Berberatoday.com)-Indonesia ayaa dib u eegis ku sameyneysa go`aanka lagu sii deynayo wadaad xiran oo lagu eedeynayo inuu ka dambeeyay weerarkii sanadkii 2002 lagu qaaday jaziiradda Bali, kaddib markii uu arrinta soo farage...
Tuesday, January 22, 2019
-
Madaxweynaha Suudaan Oo La Filayo Inuu Booqasho Ku Tego Qadar
Sudan(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Suudaan Cumar Al Bashiir ayaa maanta booqasho ku tegaya dalka Qadar xilli dalkiisa ay ka socdaan dibadbaxyo rabshada wata, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Qadar.
Al Bashiir ayaa...
Tuesday, January 22, 2019
-
“Haddii Aan Sii Dayn Kari Wayno Sh Mukhtaar Roobow Ma Sii Joogaayo Xilka..” Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa wali si is daba joog u dalbanaya in sida ugu dhaqsiyaha badan loo sii daayo Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo ku jira gacanta dowladda.
...
Tuesday, January 22, 2019
« Previous Page — Next Page »