-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Baarlamaanka Hor Tagay , Codsi-na Weydiistey
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni ayaa waxaa uu maanta hor tagay baarlamaanka Maamulkaasi isla markaana waxaa uu weydiistey in ay u kordhiyaan mudada uu ku soo magacaabayo ...
Wednesday, January 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Nin Sheegay Inuu Waraabe Noqday Oo Ka Warramay Qisada Qaabkii Waraabennimadiisa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ninkan Waraabaha noqday oo la yidhaahdo Xasan Axmed Cabdi, waa Nin dhalinyaro ah oo ku ganacsada Suuqa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ayaa ka warramay qiso cajiib ah oo ku dhacday isaga iyo...
Wednesday, January 23, 2019
-
Diyaarad Uu Saarnaa Ciyaaryahan Katirsan Horyaalka Premier League-ga Oo La Waayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah ciyaartoyda ku biiray horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa la socday diyaarad nooca yar yar ah oo la waayay xilli ay ku duuleysay hawada jasiiradaha Channel Islands.
Emiliano Sala...
Wednesday, January 23, 2019
-
Gollaha Guurtidda Somaliland oo Sheegay in aan Komishankani Doorasho Qaban Karin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegen in kominshanka hada jooga aanu aheyn kominshan doorashada soo socota qaban kara dhamaadka sanadkan maadama oo uu muddo xileed koodu ku eeg yahay bi...
Wednesday, January 23, 2019
-
Balanqaadkii Madaxwayne Muuse Biixi Ee Cadaalada Iyo Isku Eekaanshaha Aragtidii Lagu Xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Abees
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wakhtigii uu ololaha ku jiray balan qaaday hadii ay shacabku codka siiyaan in uu waxka qaban doono arimaha Cadaaladda, isagoo xusay in gaar ahaan meelaha a...
Wednesday, January 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Dhalliilay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Kana Hadlay Mudo Kordhinta Guurtidu Usameysay Wakiilada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ramaax Cali Hayste Oo Dhalliilay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Kana Hadlay Mudo Kordhinta Guurtidu Usameysay Wakiilada
https://youtu.be/r6Zu_Juem-I
&nb...
Wednesday, January 23, 2019
-
Dawlada Britain Oo Ka Hadashay Aqoonsi Raadiska Somaliland Iyo Xoriyadii Ka Luntay 1960
London(Berberatoday.com)-Shabakadda Wales Online ee dalka UK, ayaa daabacday qoraal uu kaga hadlay Qaddiyadda madax-bannaanida Somaliland, waxaanu ciwaan uga dhigay “Somaliland oo shan maalmood uun aheyd qaran madax-bannaan ayaa...
Wednesday, January 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Urur Qurba Jooga Oo Laba Gaadiidka Gargaarka Deg Deg Ah Ku Wareejjiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dawlada Hoose Ee Berbera Iyo Urur Qurba Jooga Oo Laba Gaadiidka Gargaarka Deg Deg Ah Ku Wareejjiyay Wasaarada Caafimaadka Gobolka Saaxil
https://youtu.be/doy4NkpUlf4?t=330
&...
Tuesday, January 22, 2019
-
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab Adag Ka Bixisay Eedo Uu U Soo Jeediyay Guddoomiye Cirro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa jawaab ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga...
Tuesday, January 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiye Baashe oo Ka Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeeyay Golaha Wakiilada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka hadley sida uu u arko mudo kordhintii maalintii shalay ahayd golaha Guurtidu u same...
Tuesday, January 22, 2019
« Previous Page — Next Page »