-
Wararkii Caawa Ugu Danbeeyey Khilaafkii Jig Jiga Oo Waji Cusub Galay
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Khilaafka Soo Shaac Baxay ee u dhaxeeya madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya Md Mustafe Cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga talada haya ee dalka Md Axmed Shide ayaa waxaa uu galay waji cusub waxaana uu mad...
Thursday, January 24, 2019
-
Hanti-Dhowrka Guud Ee Qaranka Oo Lagu Dhaliilay Natiijo La’aanta Baadhista Ay Sameeyaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa lagu dhalliilay inaanay illaa hadda wax natiijo ah ka soo saarin baadhis ay muddooyinkii u dambeeyey ku sameeyaan hay’ado ka tirsan Laamaha dowladda, taas ...
Wednesday, January 23, 2019
-
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Dedaal Ugu Jirto Sidii Ay Isku Soo Hor-fadhiisan Lahaayeen Madaxweyne Biixi Iyo Dhiggiisa Soomaaliya
“Waanu Sii Wadaynaa Taageerada Iyo Dhiirri-Gelinta Qorshaha Wada-Hadallo Dhexmara Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweyne Muuse Biixi…”
London(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dawladda Ingiriiska, ayaa shaaca k...
Wednesday, January 23, 2019
-
War Deg Deg Ah”Wararkii Ugu Danbeeye Xalada Jiga Jiga Iyo Wasiiro Xilka Laga Qaaday Iminka
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Maalmihii ugu danbeeyey waxaa jira khilaaf dibada u soo shaac baxay oo ka jira gudoomiyaha xisbiga dawlada deeganka Soomalida Itoobiya haya Md Axmed Shide iyo madaxweynaha deegankaas Md Mustafe Cagja...
Wednesday, January 23, 2019
-
Caleema-Saarka Madaxweynaha Puntland : Madal Kulmin Doonta Mucaarad Iyo Muxaafid Somaliya
Garoowe(Berberatoday.com)-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa ka socota, diyaarinta caleema-saarka madaxweynaha cusub Siciid Cabdullaahi Deni ,oo la qorsheeyay in ay dhacdo, 26 bishan Koowaad ee ku beegan sab...
Wednesday, January 23, 2019
-
Ex Madaxweyne Xasan Sheikh “Sida Hadda Wax U Socdaan Dalka Uma Baahna ..”
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladaha hadda uu dalka marayo iyo waxyaabaha loo baahan yahay in xooga la saaro.
Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo ka hadlay Soo...
Wednesday, January 23, 2019
-
Xaalada Magaalada Jig Jiga Oo Kacsan Iyo Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo Lagu Amray Inuu Iscasilo
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Golaha wasiirrada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa saaka inay isugu yimaadaan xarunta madaxtooyada, iyadoo magaalada Jigjiga laga soo sheegayo degganaansho la`aan siyaasadeed, kaddib ...
Wednesday, January 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Jaamac Shabeel Oo Xaaran Ku Tilmaamay Shirka Kulmiye Ee Borama Lagu Qaban Doono, Kuna Baaqay In La Joojiy
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii hore ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu xaaran iyo sharci daro ku tilmaamay shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee dhawaan lagu qaban doono magaalada B...
Wednesday, January 23, 2019
-
Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Wasiir Hore Iyo Sababta
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiir hore oo ka tirsaan dowladda Itoobiya ayaa xabsiga la dhigay kaddib markii lagu eedeeyay inuu lunsaday hantida dadweynaha.
Bereket Simon oo ahaan jiray wasiirkii hore ee isgaarsiinta dalka ...
Wednesday, January 23, 2019
-
“Waa Inagu Ceeb In Baarlamaankii Ugu Horeeyay 13-Sanno Fadhiyaan……” Proff. Cabdisalaan Yaasiin”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdi Salaan Yasiin ayaa waxaa uu wax laga xumaadey ku tilmaamay in markii shanaad muddo kordhin loo sameeyo xildhibaanda golaha wakiilada Somaliland waxaana uu ku tilmaamay bar madow oo Somalil...
Wednesday, January 23, 2019
« Previous Page — Next Page »