-
Kulan Kooban Oo Dhex Maray Agaasimaha Dp Word Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Waxay Kawada Hadleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha DP world Sultan Axmed Bin Sulayem, ayaa la kulmay Raysalwasaaraha Itoobiya oo ay ka wada qayb galeen shirka dhaqaalaha adduunka ee ka socda dalka Switzerland.
Qoraal kooban oo uu agaasime...
Thursday, January 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Duqa Degmada Berbera Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kulan Balaadhan La Qaatay Shaqaale Weynaha Degmada Uguna Busheeray Mushahar Kordhin 30% Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Duqa Degmada Berbera Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kulan Balaadhan La Qaatay Shaqaale Weynaha Degmada Uguna Busheeray Mushahar Kordhin 30% Ah
https://youtu.be/rX46DSHduJA
&...
Thursday, January 24, 2019
-
Ex Wasiir Cadami Oo Ka Hadley Shirka Kulmiye Borama Ku Qabsanaayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee lagu qabanayo Magaalo Madaxda Awdal ee Boorama, muddo kordhinta l...
Thursday, January 24, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cali Warancade Oo Dalka Debediisa Kasoo Laabtay Kana Waramay Socdaalkuu Ku Maqnaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa waxaa saaka dib ugu soo laabtey isla markaana lagu soo dhaweeyey siyaasi Cali Waran Cade oo muddo laba bilood ah dibada ku maqnaa .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
htt...
Thursday, January 24, 2019
-
Ururka Daacish Oo Soo Bandhigtay Magacyada Iyo Qabiilada Dagaalyahano Kaga Dhintay Soomaaliya+Daawo Sawirada
Moqdisho(Berberatoday.com)-Kooxda Daacish ayaa soo bandhigtay sawirada shaqsiyaad Soomaali ah oo kaga dhintay dagaalada ay ka wadaan dalka Soomaaliya, kuwaasi oo kasoo muuqday muuqaalo ay baahiyeen Daacish.
Wargeyska Long Str...
Thursday, January 24, 2019
-
Jabhada ONLF Oo Si Adag Iminka Uga Hadashey Khilaafka Dawlad Deeganka Soomalida Itoobiya Ka Soo Cusboonaadey
Jig Jiga(Berberatoday.com)-War saxaafadeed kasoo baxay ururka ONLF ayaa lagu sheegay in shacabka soomaalida ee ku nool Dowlad Deegaanka ay xaq u leeyihiin inay ka tashadaan arrimahooda siyaasadda isla markaasna ay ismaamulaan sida...
Thursday, January 24, 2019
-
“Kulmiye Iyo UCID Macquul Maaha Inay Dorasho Kaligood Galaan…” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Geel Jire ayaa waxaa uu sheegay in aaney aheyn arin macquul ah in ay doorashada soo socota kaligood galaan xisbiyada UCID iyo Kulmiye isla markaana xisbiga Waddani daawade ka ahaado oo aanu gal...
Thursday, January 24, 2019
-
Xisbiga KULMIYE Oo Si Adag Ugu Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Jaamac Shabeel”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Axmed Cabdi Dheere Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu ka Hadley aragtida xisbiga Kulmiye ee muddo kordhintii ay guurtidu sameysay
Sidoo kale Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu si a...
Thursday, January 24, 2019
-
“Mar Dambe, Isuma Soo Sharaxayo Golaha Wakiilada..” Baashe Maxamed Faarax
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aanu dib isugu soo sharaxayn golaha wakiilada, isla markaasna muddo xileedka 13-ka sanadood ah ee uu fadhiyay ay ku filantah...
Thursday, January 24, 2019
-
Shirkada Genel Energy Oo War Farxad Leh Ka Soo Saartey Sahamintii Shidaal Ee Ay Somaliland Ka Sameysay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada sahaminta ee Genel Energy ayaa shaaca ka qaaday in ceelkooda koowaad ee Somaliland ay qodi doonaan sannadka 2020, balse socoto akhrintii natiijooyinkii ka soo baxay sahamintoodii Somaliland.
...
Thursday, January 24, 2019
« Previous Page — Next Page »