|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Trump Oo Booqasho Aan La Sii Shaacin Ugu Tagay Ciidamada Mareykanka Ee Ciraaq Ku Sugan
Ciraaq(Berberar)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq.
Waxa ay halkaas u safrene “xill...
Thursday, December 27, 2018
-
Akhriso Qisada Lamaane Ay Dhimashadooda U Dhaxeeysay Saacado Qudha Iyo Qaabka Ay Wax U Dhaceen
Australia(Berberatoday.com)-Kumannaan gini ayaa tabruc ahaan loogu aruuriyay qoysaska ay kasoo kala jeedaan lamaane u dhashay dalka Ingiriiska oo dalka Australia ku dhintay, iyagoo dhimashadoodana ay u dhaxeeyeen saacado kooban.
...
Thursday, December 27, 2018
-
“Guri barwaaqo Waa In Sharciga lala Tiigsadaa…” Garyaqaan Ubaxle”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Cabdiraxmaan Ubaxle ayaa waxaa uu eedo kulul u jeediyey wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo isaga oo ku baqay in sharciga lala tiigsado
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka ...
Thursday, December 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynihii Hore Ee Putland Cabdiraxmaan Faroole Oo Ka Hadley Doorashooyinka Puntland
Garoowe(Berberatoday.com)-Cabdiraxmaan Faroole madaxweynihii hore ee Puntland oo maanta dib ugu soo noqdey magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka Hadley doorashooyinka ku soo socda maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalk...
Thursday, December 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Ganafka Ku Dhuftey Cashuurta Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu sharci daro ku tilmaamay cashuuro ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi dul dhigtay warbaahinta ...
Thursday, December 27, 2018
-
Guddoomiyihii Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Jarmalka Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Xisbigiiba.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyihii Xisbiga Kulmiye Laantiisa Jarmalka Abdirahman Hassan Ali hayste ayaa sheegay inuu iska casilay xisbiga kulmiye masuuliyadii uu uga hayay dalka jarmalka,waxaana uu tilmaamay sababta uu isku ...
Thursday, December 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Hubka DHalinyaro Hargeysa Habeenkii Dadka Ku Baadha
Hargeysa(BErberatoday.com)-Maamulka Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta ciidanka Booliska ay ku wareejiyey Faashash iyo Midiyo ay isticmaalan dhalinyaro habeenkii xaafadaha kala duwan ee magaalada Dadka shacibka ah ku baadha...
Wednesday, December 26, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Mid Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa U Magacaabay Garsoore Maxkamada Sare Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa mid ka mid ah macalimiinta jaamacadda Hargeysa, wuxuu u magacaabay garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya.
Cabdiqaadir Idir...
Wednesday, December 26, 2018
-
“Dekedaha; Haddii Ereteriya Lagu Camal Falaayana Ma Diidno,Haddii Berbera Lagu Camal Falaayo Ma Diidno, Maxaa Yeelay Waa Tartan Iyo Ganacsi iyo Shaqo-wanaag”Madaxweyne Geelaha Jabuuti
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele, ayaa tilmaamay inaanu la dhacsanayn isbedelada ka socda gobalka Geeska Afrika, waxaanu sheegay inaanu weli u muuqan heshiis dhex maray madaxda gobalka qa...
Wednesday, December 26, 2018
-
Wasiir Guribarwaaqo Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Cashuuro Xukuumadu Ku Soo Rogtay Warbaahinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa difaacay Cashuuro hor leh oo ay Xukuumadda Muuse Biixi oo Wasaaraddiisu hormuud...
Wednesday, December 26, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|