-
Madaxweynaha Suudaan Oo Loogu Baaqay Inuu Iscasilo
Khartuum(Berberatoday.com)-Ururada shaqaalaha iyo dadka u oleelaya bulshada rayidka ee dalka Suudaan ayaa ku baaqay dibadbaxyo loo wada dhan yahay oo lagu codsanayo inuu iscasilo Madaxweynaha Suudaan Cumar Hasan Al Bashiir.
D...
Tuesday, December 25, 2018
-
Caaqil Kamida Ahaa Jabhada Caare Oo Ceel Afweyn Lagu Soodhaweeyay Isagoo Kasoo Goostay Kooxdaas Falaagada Ah
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Caaqil Maxamuud Nuux, oo ka mid ahaa Jabhada Kornayl Caarre ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Ceel-Afweyn.
Caaqilku waxa uu sheegay in ujeedka uu ugu biiray Jabhadda ay ahayd in la saxo Taba...
Tuesday, December 25, 2018
-
Hirdankii Xisbiga Kulmiye Oo Bilowdey Iyo Gudoomiye Ku Meel Gaadh Ah Oo Loo Magacaabi Doono
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dadka siyaada Somaliland falanqeeya waxaa ay sheegayaan in hirdankii xisbiga Kulmiye iyo hanashada kursiga gudoomiye-nimada xisbigaasi uu bilaabi doono , kaas oo la filaayo in shir weynihiisii dhici doon...
Tuesday, December 25, 2018
-
Madaxweyne Trump Oo Booqasho Ku Tagi Doona Dalka Turkiga Iyo Wakhtiga Uu Ku Beeganyahay
USA(Berberatoday.com)-Sarkaal Turkish ah ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump uu aqbalay casuumadda madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah inuu dalkaas booqdo.
Ibrahim Kalin, oo ah afhayeenka madaxweynaha Turkiga, ayaa kadi...
Tuesday, December 25, 2018
-
”Hadaan Muuse Xayraan Aqaan Xil Uma Dhiibteen.. “Abwan Cismaan Kujare”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cismaan Kujare oo ka mid ah saddex masuul oo shalay xisbiga Kulmiye ceydhiyey ayaa waxaa uu ka Hadley sababihii uu xilka uga qaadey xisbiga Kulmiye
Abwaanka ayaa waxaa uu tiriyey gabey uu ku ...
Tuesday, December 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dadweynaha Reer Berbera Ee Guriyihii Dawlada Kujira Oo Isu Soo Bax Balaadhan Ka Sameeyay Lacag Kiro Ah Oo Xukumadu Kusoo Rogtay Baaq Culusna Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dadweynaha Reer Berbera Ee Guriyihii Dawlada Kujira Oo Isu Soo Bax Balaadhan Ka Sameeyay Lacag Kiro Ah Oo Xukumadu Kusoo Rogtay Baaq Culusna Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
https://youtu.b...
Monday, December 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha SOLJA Oo Ka Hadley Cashuuro Ay Xukuumadu Dul Dhigtay Warbaahinta Madaxa Banaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somalilad Md Cabdi Jaama Xuuto ayaa waxaa uu si adag uga hadley cashuuro ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ay dul dhigtay warbaahinta madaxa banaan
Halkan Hoose Ka Da...
Monday, December 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabdillahi Geel Jire Oo U Maah Maahay Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere , Xil Ka Qaadistiisa Kadib
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Geel Jire ayaa waxaa uu ka Hadley xil ka qaadista uu maanta gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku sameeyey waxaana uu maahmaah ku sagootiyey Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Monday, December 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Cabdi Cali Ka Hadley Xil Ka Qaadistiisa Sir-na Fashiliyey ..” Gudoomiye Kulmiye Waxaa Laga Dhigayaa…”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ahaa saddex masuul oo maanta xisbiga Kulmiye laga saarey ayaa waxaa uu ka Hadley sida uu u arko in xisbiga laga saaro .
Prof Cabdi Cali ayaa kashifay in la w...
Monday, December 24, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wixii Kala Qabsaday Abwaan Hadraawi Iyo Cabdiraxmaan Seylici Oo Booqasho Ugu Tagay Gurigiisa Burco
Burco(Beraberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wixii Kala Qabsaday Abwaan Hadraawi Iyo Cabdiraxmaan Seylici Oo Booqasho Ugu Tagay Gurigiisa Burco
https://youtu.be/-OvfyFmrkDk?t=34
Berberatoday.com...
Monday, December 24, 2018
« Previous Page — Next Page »