-
“Cagta Ayaan Marin Doonnaa Kurdish-Ka Syria..”Wasiirka Arimaha Debeda Dawlada Turkiga Mevlut Cavusoglu
Ankara(Berberatoday.com)-Turkey ayaa maanta sheegtay inay ka go’an tahay in ay cagta mariso ciidamada Kurdish-ka dalka Suuriya, sida ay qortay wakaaladda wararka AP.
Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu ayaa w...
Wednesday, December 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Musharixiinta Madaxweynaha Putland Oo Siwada Jira War Usoo Saaray Iyo Waxa Uu Ku Saabsanyahay
Garoowe(Berberatoday.com)-Musharaxiinta madaxweyne ee maamulka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen bayaan ay ku mideysan yahiin kaas oo ay ka mid yahiin ay si wada jir ah ula dagaalami doonan musuq maasuqa
Halkan Hoose Ka Daaw...
Wednesday, December 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Kulul Ka Yeeshay Miisaan-yada 2019 .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay dood kulul ka yeesheen odoros-ka miisan-yada 2019 oo golahaas hor taala
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/xTK4x9V6b2E
...
Wednesday, December 26, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Kulan Hargeysa Loogu Qabtey Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Dawladda+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweyne Ballaadhan oo loo qabtay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dawladda, kaas oo lagu dardargelinayo hawlaha xukuumadda.
...
Tuesday, December 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Mashaariicda Dawlada Hoose Iyo JPLG Iska Kaashadaan Ee Degmada Berbera Laga Hirgaliyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Kormeeray Mashaariicda Dawlada Hoose Iyo JPLG Iska Kaashadaan Ee Degmada Berbera Laga Hirgaliyay
https://youtu.be/p6pWWkVDhrg
&...
Tuesday, December 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Mustafe Cagjar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa ay dhaliilo u jeedisay kulankii dhawaan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalid...
Tuesday, December 25, 2018
-
“Waxaan Ka Cabsi Qabaa In Natiijo Al-Shabaab Ka Daran Inay Ka Dhalato Soomaaliya…” C/Raxmaan C/Shakuur
Moqdisho(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa walaac ka muujiyay xaalada Soomaaliya ee xilligan.
C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in faragelinti...
Tuesday, December 25, 2018
-
Wasiir Ka Tirsan Dawlada Eritrea Oo La Dhaawacay
Asmara(Berberatoday.com)-Wasiirka Macdinta iyo Tamarta Eritrea General Sibhat Efrem ayaa la sheegay inuu dhaawacay shaqsi aan haybtiisa la garan, dhaawac culus oo soo gaaray dartiina dibadda loola cararay.
Dowladda Eritrea in...
Tuesday, December 25, 2018
-
Xog Cusub”Maxaa Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Looga Reebay Doorashada Puntland?
Garoowe(Berberatoday.com)-Waxaa aad loo hadal hayey sanadkan in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke isu soo taagi doono doorashada Madaxweyne ee Puntland.
Cumar oo ah Senator ka mid ah ...
Tuesday, December 25, 2018
-
Xukuumada Oo Ka Hadashey Sababta Loo Xidhay Hotel Hargeysa Ku Yaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley sababta ay xukuumadu albaabada ugu laabtey Hotel ku yaalay Khayr-yada magaalada Hargeysa
Wasiirka ayaa sheegay in Hotelkaas uu mar...
Tuesday, December 25, 2018
« Previous Page — Next Page »