-
Shirkadda INDHA BIRTA Oo Cabasho Xoogan Ka Muujisay Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta, Kuna Eedeeyay Inaanu Wasiirku Dhex U Ahayn Shirkadaha Laydhka Ee Uu Dhinac U Xaglinayo
“Wasiirka Macdantu Wakhtigii Uu Ahaa Guddoomiyaha Sompower Wuxuu Si Badheedh U Jarjaray Xadhkahii Laydhka Shirkadda Indhabirta, Taas Oo Khatar Galisay Nafo Iyo Hanti Badan”.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsaxaafadeed...
Friday, December 14, 2018
-
Xogo La Helay Oo Kashifay Qodob Halis Ku Ah Somaliland Uu Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Heshiis Kula Galay Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Hunguri Ka Haya Badda Somaliland Xabashida
“Xogahan Ayaa Lagu Sheegay Inuu Farmaajo Damacsan Yahay, Kana Mid Tahay Qorshayaasha Ay Abiy Ahmed Ka Wada Hadleen Inuu Ku Wareejiyo Qaybo Ka Mid Ah Goobaha Ugu Mihiimsan Gobolada Awdal Iyo Salal.
December(Berberatoday.co...
Friday, December 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Hawlaha Guud Ee Iyo Badhsaabka Gobalka Awdal Oo Awaamiir Culus Soo Saaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland iyo badhasaabka gobalka Awdal ayaa waxaa ay soo saareen amaro cusub .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/FhhTNGEPoRs
...
Friday, December 14, 2018
-
“ Gudoomiye Saleeban Gole Guurti Oo Sharci Ah Oo Uu Gudoomiye U Yahay Ma Jirto ..”Eng. Maxamed Xaashi Cilmi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxaa uu ka Hadley muddo kordhinta uu gudoomiyaha guurtida Somaliland sheegay in loo sameyn doono golayaasha wakiilada iyo deegaanka
Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay i...
Friday, December 14, 2018
-
Gudoomiye Saleeban-ka Guurtida Oo Eedeymo Dusha U Saarey Madaxweyne Biixi, Faysal Iyo Cabdiraxmaan-Cirro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay in ay muddo kordhin u samaynayaan golayaasha dalka haddii marka uu madaxweynuhu qoraal ahaan si rasmi ah ugu gudbiyo.
Wa...
Friday, December 14, 2018
-
Dawlada Xamar Oo War Ka Soo Saartey Sababta Loo Xidhay Sheekh Mukhtaar Roobow
Moqdisho(Berberatoday.com0-Wasaarada Amniga ee dawlada Somaliya ayaa waxaa ay war ka soo saartey Sababta loo xidhay Sh Mukhtaar Roobow oo ahaa musharax u tartamaayey madaxweyne nimada maamulka Koonfur Galbeed
Halkan Hoose Ka Ak...
Thursday, December 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Berbera Ku Daahfuray Tartanka Shan Mashruuc Oo Xukumadu Fulin Doonto Iyo Shirkado Dhismayaal Tira Badan Oo Kasoo Qeyb Galay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Berbera Ku Daahfuray Tartanka Shan Mashruuc Oo Xukumadu Fulin Doonto Iyo Shirkado Dhismayaal Tira Badan Oo Kasoo Qeyb Galay
https://youtu.be/zk...
Thursday, December 13, 2018
-
Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Dib U Dhaca Doorashooyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa ay go,aan xisbi ka soo saaren dib u dhaca doorashooyinka iyaga oo sheegay inay aad uga xun yahiin dib u dhacaas , isla markaana waxaa ay d...
Thursday, December 13, 2018
-
Sheekh Mukhtaar Roobow Oo La Qafaashay Iyo Halka Lala Tagay
Baydhabo(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay xidheen Sheekh Mukhtaar Roobow
Sidoo kale Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in la jidh dilay ka hor inta aan la x...
Thursday, December 13, 2018
-
Waayaha Cusub Ee U Bilaabmay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Macalin Axmed Ismaaciil Samatar
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa muuqata inay siyaasadda ku kala durkeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Macalin Axmed Ismaaciil Samatar, oo ay halgan siyaasadeed oo xoogan u soo wada galeen in Madaxweyne Biixi iyo xisbigiisa KU...
Thursday, December 13, 2018
« Previous Page — Next Page »