-
Madaxweyne Biixi Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Casuumay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Iyo Dareenada Ku Xeeran Martiqaadkaas Golaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadhimo-sharafeed u samayn doona xildhibaanada golaha wakiilada, Sabtida haddii Alle idmo.
Guddoomiyaha Golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay f...
Thursday, December 13, 2018
-
Masuul Katirsan Xibsiga Kulmiye Oo Dhawaac U Geystay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Wajigana Kaga Dhuftay Mobil Iphone Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa dhawaac Fudud oo isha dusheeda ah u geystay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabd...
Thursday, December 13, 2018
-
Puntland”Musharax Madaxweyne Oo Ku Labisan Direys-ka Ciidamada Oo Maanta Ka Soo Degay Magaalada Boosaaso
Boosaaso(Berberatoday.com)-Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa waxaa maanta ka soo degay mid ka mid ah musharaxiinta u tartami doonta xilka madaxweyne nimo ee maamulkaasi
Musharaxan oo magaciisu Jibril Mo...
Thursday, December 13, 2018
-
“Waryaa Muddo Kordhin Waa La Sameynayaa …” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu maanta markii ugu horeysay uu shaaciyey in golahoodu uu muddo kordhin sameyn doono hadii ay doorashadii ay wakhtigeedii ku q...
Thursday, December 13, 2018
-
Daawo Muuqalka” Hor Dhaca Barnaamij Ku Saabsan Wax-qabaddka Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaanu halkan idinku soo gudbin doona hor dhaca barnaamij ku saabsan wax qabadkii ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi sameysay mudadii sanadka aheyd ee ay talada dalka haysay
Halkan Hoose Ka Daawo Mu...
Thursday, December 13, 2018
-
Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Ka Bad Baadey Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Oo Laga Keenay
London(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Britain Theresa May ayaa ka badbaadday cod kalsooni ah oo loo qaaday. Ms. May ayaa xilka sii joogi doonta, mar dambana aan la kulmi doonin loollan dhinaca hogaaminta ah ilaa muddo sana...
Thursday, December 13, 2018
-
Madaxweynaha Dalka Eriteria Isaias Afwerki Oo Booqasho Kutagay Muqdisho Iyo Qaabkii Loo Soodhaweeyay”Daawo sawirada
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa uu maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa uu si balaadhan ugu soo dhaweeyey madaxweynaha dala Eritrea Isaias Afwerki oo...
Thursday, December 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku XIgeenka Somaliland Oo Dhaliilo U Jeediyey Jaamacadaha Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa waxaa uu dhaliilo u jeediyey jaamacadaha dalka oo uu ku sifeeyey qaar aad moodo inay tiro ku tartamaan balse aaney ku tartamin wax tayo ah
...
Wednesday, December 12, 2018
-
Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Mooshinka Farmajo Laga Keenay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan a...
Wednesday, December 12, 2018
-
Xukuumadda Somaliland Oo Udigtay Shirkad Chinese Ah Oo Dawlada Xamar Ruqsad Usiisay Badeeda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn heshiiska dawladda Soomaaliya ruqsada ku siisay shirkad kalluumaysi oo Shiinaha laga le...
Wednesday, December 12, 2018
« Previous Page — Next Page »