|
Warar
-
Somaliland Maxay Ku Bedelatay Bixinta Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraatka Carabta Laga Siiyay Berbera Maxaase Laga Faa,iidayaa”Daawo Warbixin Muuqal Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Somaliland Maxay Ku Bedelatay Bixinta Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Imaaraatka Carabta Laga Siiyay Berbera Maxaase Laga Faa,iidayaa"Daawo Warbixin Warbixin Muuqal Ah
https://youtu.be/7sMLqCsBTcU?t=3
&...
Wednesday, December 12, 2018
-
Madaxweyne Ku Xigeenadii Hore Ee S/land Oo Erego Ka Dhex Bilaabay Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Mucaaridka + [ Natiijada Kulmo Ay La Yeeshen Labada Dhinac
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenadii hore ee somaliland oo kala ah Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Xasan Ciise Jaamac iyo Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa hogaaminaya dedaalo la doonayo in layskugu soo dhaweeyo mucaaridka iyo...
Wednesday, December 12, 2018
-
Toogasho Khasaare Nafeed Sababtay Oo Ka Dhacday Dalka Faransiiska
France(Berberatoday.com0-Laba qof ayaa dhimatay, 11 kalana waa ay ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Strasbourg ee bariga dalka Faransiiska, booliska ayaa sidaasi sheegay
Nimanka hubaysan waa ay badanyihiin, ayay i...
Wednesday, December 12, 2018
-
Laba Ruux Oo Somaliya Oo Ku Geeriyooday Xadka Udhexeeyay Turkiga Iyo Giriiga Iyo Sababta
Athens(Berberatoday.com)-Labo Ruux oo Soomaali ah ayaa Ku Geeriyootay Xadka udhexeeya dalalka Turkiga iyo Giriiga xili ay doonayeen inay sife sharci daro ah ku galaan dalka Giriiga.
Labada ruux ee Geeriyooday Oo Lagu Sheegay in...
Wednesday, December 12, 2018
-
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ka Guuray Villa Somalia Iyo Xaaladii Mooshinka Oo Cirka Isku Sii Shareertay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa ka guuray xafiiskiisa xarunta Villa Uganda oo ku dhexyaala Villa Soomaaliya, halkaasi oo maalmahaan uu ku sugnaa.
Wararka aan heleyno a...
Wednesday, December 12, 2018
-
Dhagayso”Barnaamij Faneed Uu Wariye Axmed Siciid Cige Ka Diyaariyay Wakhti Hore Fanaanada Ruun Xadi Saban Iyo Taariikhdeeda Faneed
Berbera(Berberatoday.com)-Dhagayso"Barnaamij Faneed Uu Wariye Axmed Siciid Cige Ka Diyaariyay Wakhti Hore Fanaanada Ruun Xadi Saban Iyo Taariikhdeeda Faneed
https://youtu.be/aWtH-aQvTug?t=36
&nb...
Wednesday, December 12, 2018
-
Dadka Kudhaqan Deegaamada Xeebta Galbeedka Gobolka Saaxil Uu Fara Baas Kuhayo Waraabe Dad Qaad Ahi
Berbera(Berberatoday.com)-Dadka Xoolo Dhaqatadda ah Ee Waqooyiga Xeebta Ceel-Sheekh,Fuguxo,Biyo-Cas,Haddeyta Ilaa Cabdi-Geedi Waxa Fara Baas Ku hayya Waraabe Ku Mamey Dhiiga Dadka Kaas oo Habeen Walba Weerar Ku Hayya.
Waxa ji...
Wednesday, December 12, 2018
-
“In La Sii Xoojiyo Midnimada Iyo Wanaaga Umadda Somaliland Ayaa Muhiim Ah”Axmed Xaaji Cali Cadami
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashandihga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka Xisbiyada ee ku saabsan dib u dhaca Doorashooyinka, muddo kordhinta ...
Wednesday, December 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Tirada Shaqaale Ajaanib Ah Oo Maanta Laga Mastaafuriyey Somaliland Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta Dalka ka Mastaafurisay 3 Qof oo u dhashay Dalka Pakistan, kuwaasi oo la sheegay in Shaqooyinka ay Dalka u joogeen ay yihiin kuwa ay qaban karaan Muwaadiniinta.
S...
Wednesday, December 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Hortagay Gudida Gaadiidka Iyo Hawlaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Oo Hortagay Gudida Gaadiidka Iyo Hawlaha Guud Ee Golaha Wakiilada Somaliland
https://youtu.be/46zC0hTn5rw?t=146
...
Wednesday, December 12, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|