-
Daawo Muuqalka”Hure Walanwal Oo Ka Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Walaalkii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hure Walanwal Oo Ka Dayriyay Xaalada Caafimaad Ee Walaalkii Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi
https://youtu.be/A4mdo9VTjm8?t=37
Berbera...
Saturday, December 15, 2018
-
Ardayda Maqalka Naafada Ka Ah Oo Isku Soo Bax ka Dhigay Magaaladda Boorama
Borama(berberatoday.comArdayda maqalka naafadda ka ah ee dhagooleyaasha ayaa mudaharaad ka dhigay magaalada Boorama, waxaanay diidanayeen maamulka dugsigoodoo oo ay sheegeen in aanu aqoon farta dhagooleyaasha.
Ardaydan ayaa boo...
Saturday, December 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Proffesor Cabdi Cali Oo Sharci Jabin Ku Tilmaamay Go,aan Ka Soo Baxay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Proffesor Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta madaxa banaan ee reer Somaliland isla markaana hore wasaarada waxbarashada uga soo noqdey agaasime guud ayaa waxaa uu ayaa waxaa uu ka Hadley go...
Saturday, December 15, 2018
-
Wararkii U Dambeeyay Ee Baydhabo Xildhibaan Lagu DIlay Iyo Xaaladda Oo Cakiran
Baydhaba(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhaw ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliya toogasho ku dileen xildhibaan ka tirsanaa Baarlama...
Saturday, December 15, 2018
-
“Tolkii-yow Faysal Naga Qabta Ama Anaga Ayaa Iska Qaban Doona….” Siyaasi Cali Cantar”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe
H...
Saturday, December 15, 2018
-
Wakhtiga Ay Diyaarada Qatar Airways Ay Duulimaadka Ka Bilaabeyso Moqdisho Oo La Shaaciyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha dalka Somaliya Md Xassan Cali Khayre ayaa waxaa uu dhawaan booqasho ku tagay dalka Qatar isla markaana waxaa uu heshiiso la soo galay dhigiisa dalka Qatar
Sida uu sheegay wasiirka a...
Saturday, December 15, 2018
-
“Xukuumadda Waxaanu Leenahay Wax Badan Baa Innagu Xeeran Ee Taladana BadsadaSheekh Aadan-Siiro + Akhriso/Daawo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Ahmiyadda Islaamku siiyey Akhlaaqda Wanaagsan iyo Wada-tashiga.
Sheekh Aadan-Siiro wuxuu khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadla...
Saturday, December 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dood Telefishanka BBC-du Qabatay Oo Sharci yaqaano ka Qeyb Galay Oo Cadeeyay In MooShinkaasi Sharci Yahay Farmaajana Looga Baahanyahay Inuu Golaha Shacabka Hortago
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dood Telefishanka BBC-du Qabatay Oo Sharci yaqaano ka Qeyb Galay Oo Cadeeyay In MooShinkaasi Sharci Yahay Farmaajana Looga Baahanyahay Inuu Golaha Shacabka Hortago
https://youtu.be/836_O6...
Friday, December 14, 2018
-
Xukuumadda Oo Albaabada U Laabtay Warshad Ku Taala Hargeysa, Shacabkana Uga Digtay Isticmaalka Sharaabkii Iyo Agabkii Kale Ee Ay Warshadaasi Soo Saaraysay!!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland ayaa albaabada u laabtay Warshad sharaabka soo saarta oo kutaala Magaalada Hargeysa kadib markii ay Hay’addu baadhitaan ay ku samayso agabka ay soo saartay ka hes...
Friday, December 14, 2018
-
Daawo Muuqalka”Kulan Lagaga Hadlaayey Isbadalka Geeska Africa Kasocda Iyo Saamaynta Somaliland Oo Hargaysa Lagu Qabtay, Prof. Bulxan Iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Kulan Lagaga Hadlaayey Isbadalka Geeska Africa Kasocda Iyo Saamaynta Somaliland Oo Hargaysa Lagu Qabtay, Prof. Bulxan Iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay
https://youtu.be/f1-...
Friday, December 14, 2018
« Previous Page — Next Page »