|
Warar
-
Daawo Muuqalka”Qalbi-dhagax Gabadh La Dhalatay Oo Ka Warrantay Dhibtii Qoyskoodu Kala Kulmey Maamulkii Cabdi-iley
Jigjiga(Berberatoday.com)-Tan iyo intii uu xilka qabtay Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed, waxaa dalkaasi ka dhacay isbeddello badan. Dad badan oo tirsanayay tacaddiyo loo geystay ayaana muddooyinkii dambe bilaabay...
Saturday, December 15, 2018
-
“Sheekh Mukhataar Roobow Waa Muwaadin Somaliyeed Oo Xaq U Leh In La Doorto , Deg Deg Loo Sii Daayo ..” Gudomiye Mursal Oo Iminka Hadley .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd Warbaahinta kula Hadley magaalada Moqdisho ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada ka taagan magaalada Baydhabo
Ugu H...
Saturday, December 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Xisbiga Waddani Oo Shaaciyey In Madaarka Hargeysa Qarka U Saaran yahay Inuu Xidhmo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Duulista ee xisbiga Waddani Md Nuuradiin Diini ayaa waxaa uu shaaciyey in madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa uu qarka u saaran yahay inuu gabi ahaanba xidhmo , waxaana uu warbaahinta u sheegay ...
Saturday, December 15, 2018
-
Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartay Xaaladda Ka Taagan Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Beesha Caalamka ayaa qoraal xasaasi ah kasoo saartay xaaladda kacsan ee maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay ka dhaceen shaqaaqooyin ka dhisay xadhigga ay dowladda Soom...
Saturday, December 15, 2018
-
“Ma Aqbali Doonno In Qab-Qable Uu Nagu Cabsi Geliyo Xukunka Ayaan Idinka Ridaynaa..” Raysal Wasaare Khayre
Qatar(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa diginin culus u diray xubnaha mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Farmaajo, isaga oo sheegay inaan lagu cabsi gelin karin “xukunka ayaan idinka ride...
Saturday, December 15, 2018
-
Dooni Siday Hub Iyo Rasaas Oo Lagu Qabtay Xeebaha Soomaaliya
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda India ayaa markale sheegtay in mid kamid ah maraakiibtooda dagaalka uu gacanta ku dhigeen doon kaluumeysi oo hub badan uu saarnaa, sida qoraal kasoo baxay Wasaarada difaaca hindiya lagu sheegay....
Saturday, December 15, 2018
-
Taliska Ciidamada AMISOM Oo War Ka Soo Saaray Doorka Ay Ku Lahaayeen Xadhiga Mukhtaar Roobow
Moqdisho(Berberatoday.com)-Taliska ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa war kasoo saaray qalalaasihii ugu dambeeyay ee ka dhashay xariga Mukhtaar Roobow oo Khamiistii ka dhacay magaalada Baydhabo.
Qoraal kasoo baxay A...
Saturday, December 15, 2018
-
Falanqayn Ku Saabsan Sababta Ay Itoobiya U Samaysanayso Ciidanka Badda
Markii ay Eritrea xornimada qaadatay sanadkii 1993-kii, Itoobiya waxay noqotay dal aan lahayn xeeb iyo bad toona, waxayna qaadday tallaabadii la filan karay oo ahayd in la kala diro ciidammadii badda.
Balse hadda dib ayay uga...
Saturday, December 15, 2018
-
Agaasimaha Baanka Dhexe Oo Ka Hadlay Socdaal Uu Ku Tagay Laamaha Baanka Ee Gobolada Galbeeedka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha Baanka Dhexe Axmed Xasan Carwo, ayaa ka hadlay socdaal ay ku marayaan Gobolada Galbeedka Somaliland oo ay ugu kuurgalayaan laamaha kala duwan ee Baanka dhexe ee Goboladaas iyo qiimayn ay ku ...
Saturday, December 15, 2018
-
Maxay Ku Heshiyeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Eretria”Daawo Muuqalka
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Eretria ayaa magaalada Moqdisho ku yimid booqasho laba maalmood ah ku yimid magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya , waxaana ay kala saxeexdeen heshiis-yo dhawr qodob ah
Halkan Hoose ...
Saturday, December 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|