|
Warar
-
Guddoomiyaha UCID Oo Sheegay In Hab-dhaqanka FARMAAJO Uu Khatar Ku Yahay Soomaali Oo Dhan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa cambaareeyey xadhigga siyaasiga Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur ee Dalka Soomaaliya, ,isla-markaana cambaareeyey hab-dhaqanka Madaxw...
Sunday, December 16, 2018
-
Ciidamo Qorshaystay Inay Khaarajiyaan Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Xukun Lagu Riday
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasaaradda gaashaandhigga ee dolwadda Itoobiya ayaa sheegtay ciidama Kumaandoos ah oo ka tirsan ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee ilaalada madaxtooyada oo damacsanaa iney ra’isal wasaaraha Khaa...
Sunday, December 16, 2018
-
Xildhibaan James Carver Oo Ka Hadlay Aqoonsi Raadiska Somaliland, Walaacna Ka Muujiyay Saldhiga UAE Ee Berbera Iyo Dib U Dhaca Doorashoyinka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Baarlamaanka Midowga Yurub isla markaana laga soo doortay gobolka West Midlands ee UK ayaa shacabka iyo dawladda Somaliland ugu baaqay inay laban laabaan dedaalad...
Sunday, December 16, 2018
-
Itoobiya Oo La Sheegay Inay Qunsul Cusub Oo Miisaan Leh U Soo Magacawday Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay danjire cusub u soo magacawday xafiiska ay ku leedahay caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Danjirahan oo aan weli si rasmi ah loo shaacin, ayay warar soo baxay ...
Sunday, December 16, 2018
-
Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Oo Madaxweynaha Hortiisa Lagu Dhaariyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiin tiradoodu dhan tahay 15-xubnood (Shan iyo toban) oo xilal ka haya hay’adaha kala duwan ee xukuumadda, ayaa maanta lagu hor dhaariyey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biix...
Sunday, December 16, 2018
-
“Haddii Ay Ciddi Saamiqaybsiga Kuraasta Wakiilada Ku Dulmantahay, Caasimada Hargeysa Ayaa Ku Dulman”Cabdillahi Jawaan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa ka hadlay casuumada uu Madaxweynuhu iskugu yeedhay Barlamaanka, khilaafka Xisbiyada ee waan-waanta laga dhex wado, dib u dh...
Sunday, December 16, 2018
-
Mukhtaar Roobow Oo Laga Saaray Liiska Musharixiinta Madaxweynaha Konfur Galbeed
Baydhaba(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Guddiga Doorashada Maamulkaasi uu goor dhoweyd ku dhawaaqay in musharaxa Mukhtaar Roobow Cali laga reebay liiska Musharixiinta.
Guddiga oo ka ...
Sunday, December 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Berbera.Xildhibaano Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Udhagax Dhigay Dhismaha Jid Laamiya Oo 2KM Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Berbera Iyo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Siwada Jira Udhagax Dhigay Dhismaha Jid Laamiya Oo 2KM Ah
https://youtu.be/WsBG-PbYR68
Berber...
Saturday, December 15, 2018
-
Maxaa Loo Aamini La’yahay Mukhtaar Rooboow (Abuu Mansuur)?
Baydhabo(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed soo saartay shalay markii la xidhay Muktaar Roobow, waxay sheegtay in sababta loo xidhay ay tahay in uu ka soo bixi waayay shuruudihii lala galay markii uu isa soo ...
Saturday, December 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Baarlamaanka Xamar Oo war Cusub Kasoo Saaray Xaalada Koonfur Galbeed Somaliya Iyo Xadhiga Mukhtaar Roobow
Muqdisho(Berberatpday.com)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley Muqdisho ayaa waxaa uu ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Sh Mukhtaar Roobow oo uu k...
Saturday, December 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|