-
Daawo Muuqalka”Bariij Ku Yaal Koonfurta Duleedka Magalada BerBera Oo Halis Iyo Dhibaato Ku Haya Gadiidka Jidkaas Isticmaala
Burco(Berberatoday.com)-Biriijka ku yaala Dooxa Kala-jab oo u dhaxeeya Burco iyo Berbera isla markaana ah Biriij-ka ugu dheer Somaliland ayaa waxaa uu yahay mid dalooshamay isla markaana halis xoogan ku haya gadiidka Isticmaala
...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiiro Xukumada Somaliland Katirsan Oo Kulan La Yeeshay Madax Dhaqameedkii Oromada Ahaa Ee Hargeysa Iyo Waxay Kawada Hadleen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maanta kulan la qaateen madax dhaqameed ka soo jeeda Qoomiyada OROMADA dalka Itoobiya oo shalay Hargeysa soo gaadhey
Halkan Hoose Ka ...
Monday, December 17, 2018
-
Akhriso”Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Madaxweynaha Somaliland Iyo Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Iyo Wixii Lagu Heshiiyay+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa caawa kulan muhiima la qaata...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ICC Oo Nin Somaliyeeda
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ Md Cabdiqawi oo dalka Jabuuti maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa
...
Monday, December 17, 2018
-
Siyaasiyiin Culus Oo La Saadaalinayo Inay Safka Hore Kaga Jiraan Isku Shaadhaynta Uu Soo Wado Madaxweyne Biixi Iyo Mucaaridka Oo ka Soo Dhex Muuqan Doona
Hargeysa(Berberatoday.com)-iyadoo ay hadda u dhamaatay Muddo sannad ahi Jiritaanka Xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn loogu dhegtaagayaa xogo mudooyinkii u dambeeya la hadal hayay oo shee...
Monday, December 17, 2018
-
War Deg Deg Ah”Wasiirka Ka Tirsan Xukuumada Raysal Wasaare Khayre Ee Xamar Oo Hadda Is Casilay Iyo Sababta Uu Sheegay?
Moqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka howlaha guud iyo guryeynta xukuumadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, Cabdifataax Ibraahim Geesey ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu xilkiisa iska casilay.
Geesey oo shir jaraa’id ...
Sunday, December 16, 2018
-
Shir Lagaga Lahadlay Sidii Soomalidu Uga Faa’idaysan Lahayd Isbadalka Geeska Africa Oo Jabuuti Lagu Qabtey Iyo Masuul Xisbiga Waddani Katirsan Oo Ka Qeyb Galay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti waxaa maalintii shalay aheyd ka furmay shir caalami ah oo ay ka soo qeyb galeen aqoon yahanka bulshada Soomalida oo dhan waxaana shirkan soo qaban qaabisay Macadka HERITAGE .
Shir...
Sunday, December 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ujeedada Madax Dhaqameed OROMO Ah Hargeysa Soo Gaadhey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa waxaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey wafti ganacsato iyo Madax dhaqameed isku jira oo ka soo jeeda qoomiyada OROMADA ee dalka Itoobiya
Waxaa ay madax dhaqameedkan ...
Sunday, December 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Beeraha Oo Bilowday Tumista Iyo Jawaanno Ku Cabbaynta Hadhuudhkii Ka Soo Go’ay Banka Wajaale
Wajaale(Berberatoday.com)-Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland oo Bilihii u dambeeyay u dambeeyay ku hawlanayd Madax ka jarista iyo Goynta Hadhuudhkii laga beeray Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa Maanta bi...
Sunday, December 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Shacabka Hargeysa Oo Ka Hadley Sanad Ka Dib Waxii U Qabsoomay Xukuumada Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay aragtiyo kala duwan ay ka bixiyeen arimaha u qabsoomay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi Muddo sanad ah oo talada dalka ay haysay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqa...
Sunday, December 16, 2018
« Previous Page — Next Page »