-
“Cuna Qabatayn Ayay Dawlada Farmajo Somaliland Saartey …”Wasiirkii Hore Arimaha Debeda Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirki hore ee wasaarada arimaha dibada Somaliland Xukuumadii madaxweyne Siilanyo Md Maxamed Biixi Yoonis ayaa waxaa uu cadeeyey in dawlada Somaliya ay cuno qabateyn saartey Somaliland iskaba da,...
Tuesday, December 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Profesor Cabdi Ismaciil Samater Oo Si Kulul Uga Hadley Xaalada Magaalada Baydhabo Iyo Mooshinka Farmaajo
USA(Berberatoday.com)-Prof Abdi Ismaciil Samater oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxaa uu si adag uga Hadley xaaladaha ka taagan magaalada Moqdisho iyo Baydhabo .
Sidoo kale Prof Abdi Samater waxaa uu ka Hadley Xadhiga ay xuk...
Monday, December 17, 2018
-
Ciidmada Booliska Burco Oo Gacanta Kusoo Dhigay Khamrigii Ugu Tirada Badnaa Iyo Maxkamada Gobolka Togdheer Oo Burburisay
Burco(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Togdheer ayaa maanta xukuntay 506 dhalo oo khamri nooca loo yaqaano (Dry Gin) kaas oo ay ciidamada Booliska ee Gobolka gaar ahaan saldhiga degmada Aadan Saleebaan ay gacanta ku soo dhigeen...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saarey Kulan Ay Xalay La Qaateen Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu war ka soo saarey kulan habeenkii xalay aheyd ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi .
Musharax ku xigeenkii xisbiga Wad...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Waftigii Madax Dhaqameedka OROMODA Ahaa Ee Hargeysa Ku Sugan Oo War Ka Soo Saarey Colaada Deeganka MOOYAALE Ku Dhexmaraysa Somalida Iyo Oromada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti Oromo ah oo Hargeysa ku sugan ayaa waxaa ay war ka soo saareen colaada u dhaxeysa Soomalida iyo OROMODA ee deegaanka Mooyaale .
Madax dhaqameedkan oo saaka kulan la yeeshay golaha Guurtida Som...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Oo Sheegay In Ay Xukumadu Mabnuucday Basaska Albabka Midigta Ku Leh Iyo Gaadiidka Yaryar Ee Vitz
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire Oo Sheegay In Ay Xukumadu Madnoocays Basaska Albabka Midigta Ku Leh Iyo Gaadiidka Yaryar Ee Vitz
https://youtu.be/cZjCgXfy_IE?t=109
 ...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hawlaha Guud Ee Dawlada Xamar Ee Iscasilay Oo Shaaciyay Sababta Iyo Fariimo Uu Udiray Madaxweyne Farmaajo Iyo Xukumadiisa
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdifataax Ibraahim Geesay Wasiirkii hawlaha guud ee Somaliya ayaa waxaa uu si rasmi ah iskaga casilay xilkii wasiir nimo isaga oo sabab uga dhigay xaaladaha kacsan ee magaalada Baydhabo ka taagan...
Monday, December 17, 2018
-
“Madaxwayne Muuse , Madaxwayne Siilanyo La Mid Ma Aha ..” Xussen Dayr”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xussen Dayr ayaa waxaa uu ka Hadley wax qabadka xukuumada madaxweyne Biixi oo sanad jirsatey iyo arimaha aan u qabsoomin wali
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalk...
Monday, December 17, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo La Filayo Inuu Todobaadkan Safar Dalka Kaga Dhoofi Doona , Wadanka Uu Tagi Doono Iyo Ujeedkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu toddobaadkan safar gaar ah oo siyaasadeed oo aan la sii shaacin ku tago caasimadda waddanka Jabuuti ee Jabuuti isaga oo halkaasi kula k...
Monday, December 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay Xalay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan habeenkii xalay aheyd ay madaxda xisbiyada mucaaridku ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi
Halkan ...
Monday, December 17, 2018
« Previous Page — Next Page »