-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Jabuuti Oo Walaac Ka Muujiyay Isbedellada Gobolka Geeska Afrika
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo hadal a jeediyay xiritaankii madasha Heritage oo maanta lagu soo gaba-gabeeyay caasimadda dalka Jabuuti, ayaa walaac xooggan ka muujiyay is-bedellada ka s...
Tuesday, December 18, 2018
-
Somaliland: Guddoomiyaha Shaqo Qaran Oo Shaaciyey Xilliga Imtixaanka Shaqo Iyo Goobaha Lagu Galayo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Barnaamijka Shaqada Qaranka Md. Maxamed Xuseen Cismaan oo uu Wehelinayey Gudoomiye kuxigeenka Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Md. Xasan Muxumed Qalinle ayaa si rasmi ah u shaaciyey maalinta ay...
Tuesday, December 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay saaka iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada dhexe ee sanadka 2019-ka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Nivha82FWx...
Tuesday, December 18, 2018
-
XOG”Sababta Dawlada Soomaaliya Ay Dalkeeda Uga Mamnuucday Hay’ada Cilmi Baadhista Ee SAHAN Research .
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucay Hey’add cilmi baadhis oo lagu magacaabo Sahan Research.
Hey’addan ayaa waxaa madax ka ah Matt Bryden oo u dhashay dalka ...
Tuesday, December 18, 2018
-
Jose Mourinho Oo Laga Eryay Shaqadii Toobabare-nimo Ee Kooxda Manchester United Iyo Sababta
London(Berberatoday.com)-Wararka laga helayo Kooxda Manchester United waxa ay sheegayaan in shaqada laga eryay tababarihii kooxdaasi, Jose Mourinho, kadib labo sano iyo badh oo uu tababare u ahaa kooxdaasi.
War qoraal ah oo k...
Tuesday, December 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Faneed Uu Marti Kuyahay Fanaanka Maxamud Xuseen Sulub(Halwed)Iyo Taariikhdiisa Fanka Iyo Xiliguu Bilaabay
London(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Faneed Uu Marti Kuyahay Fanaanka Maxamud Xuseen Sulub(Halwed)Iyo Taariikhdiisa Fanka Iyo Xiliguu Bilaabay
https://www.youtube.com/watch?v=OxYmUk9cUu8&feature=share
...
Tuesday, December 18, 2018
-
Madaxweyne Gaas Oo Maanta Ku Dhawaaqi Doona Go,aan Shacabka Puntland Ka War Sugaayeen .
Garoowe(Berberatoday.com)-Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu magaalada Garoowe uga dhawaaqo in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweyne ee Puntland doorashada dhacays...
Tuesday, December 18, 2018
-
Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Somaliland Siyaasi Duur Oo Walaac Ka Muujiya Xaaladda Amni Ee Dalka Iyo Siyaasadii Dibadda Ee Soo Oodantay
Waxaan Xasuustaa Mar Aanu Werwerka Doorashadu Lahayd Ka Kaftannay Maxamud Xaashi Iyo Guddoomiye Faysal”Siyaasi Duur
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumaddii hore ee Kulmiye S...
Tuesday, December 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Dalka Somaliya
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa qasriga Madaxtooyada ee dalkaasi ku qaabilay Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Faderaalka ee Somaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed(K...
Tuesday, December 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dood Adag Oo Dhex Martey Somaliland Iyo Somaliya Oo Jabuuti Kadhacay
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dalka Jabuuti waxaan dhawaan lagu qabtey dood ay ka soo qeyb galeen aqoon yahanka bulshada Somaliyeed kaas oo lagaga doodayey qeyb ka mid ah shirkaasi aqoonsiga iyo madax banaanida Somaliland
Halkan Ho...
Tuesday, December 18, 2018
« Previous Page — Next Page »