-
Daawo Muuqalka”Wasiir Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Iminka Iscasilay Iyo Sababta
Garoowe(Berberatoday.com)-Wasiirkii arimaha gudaha maamulka Puntland ayaa waxaa uu goor dhaweyd shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay , waxaana uu sheegay in uu u sharaxan yahay jagada madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland
...
Wednesday, December 19, 2018
-
Mareykanku Maxuu Kaga Jawaabey Wararka Sheegaya Inuu Musaafurinaayo Wadaadka Fethullah Gulen
USA(Berberatoday.com)-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa beeniyey in madaxweyne Donald Trump uu ka fakarayo in wadaadka Turkish-ka ee Fethullah Gulen uu u masaafuriyo dalka Turkiga.
“Markii madaxweyne Trump uu madaxweyne Erdogan...
Wednesday, December 19, 2018
-
“Xisbiyadu Waa Inay Mar Walba Danta Umadda Eegaan”Xildhibaan Maxamed Wali Warame Cali
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Wali Warame Cali, oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay talaabo wanaagsan ku tilmaamay isfahanka ay ilaa hadda gaadheen Xisbiyadu, waxaanu sheegay inay ...
Wednesday, December 19, 2018
-
Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Ka Degay Dalka Suuriya
Suuriya(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xassan Al Bashiir ayaa waxaa uu ka degay caasimada dalka Suuriya ee Dimishiq , waxaana uu noqonayaa madaxweynihii ugu horeeyey ee carbeed ee dalkaasi taga tan iyo intii ay d...
Wednesday, December 19, 2018
-
Xildhibaan Farriimo U Kala Diray Madaxweynaha Iyo Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida Deeganka iyo Khayraadka ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee mandaqada,doorka ay Somaliland kaga jirto iyo dhex-dhex...
Wednesday, December 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhiban OBAMA Oo Ka War Bixiyey Kulan Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan OBAMA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan uu dhawaan xildhibaanada golaha wakiilada uu la yeeshay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/FATM...
Wednesday, December 19, 2018
-
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Sheegay In Farmaajo Lacag Badan Ku Bixiyay Burburinta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo uu lacag badan ku bixiyay burburinta Jamhuuriyadda Somaliland.
Xildhibaan Cabdillaahi Max...
Wednesday, December 19, 2018
-
Heshiiskii Xabad Joojinta Yemen Oo Burburay Iyo Sababta
Yemen(Berberatoday.com)-Heshiiska xabad joojinta ah ay kala saxiixdeen dhinacyada ku dagaallamaya dalka Yemen ayaa burburay daqiiqado un ka hor inta aanan la gaarin wakhtigii kama dambaysta aheyd ee laga filayay inay dhaqangeliyaa...
Tuesday, December 18, 2018
-
“Dalalka Dunida Ee Danaynaya Somaliland Way Badan Yihiin,Waxase La Yaab leh Sida Raqiiska ah Ee Imaaraadku Ay kula Wareegtay Madaarkii Berbera”Cali Guray. “
“Shacbiga Somaliland Waxay Marti Uga Yihiin Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi Inay Hoos U Eegto Heshiis-Ku-Sheegii Hore Loola Galay Imaaradka!”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Guray oo kamida masuuliyiinta xusbi...
Tuesday, December 18, 2018
-
Ardayda Dugsiga Farsamada Gacanta Hargeysa Oo Cabasho La Hortegay Wasaaradda Waxbarashada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Ardayda waxka barata Dugsiga farsamada Gacanta ee Hargeysa, ayaa bannaanbax cabasho oo ka dhan ah Maamulka Dugsigaas oo ay sheegeen in ay lacago badan ku soo rogeen waxay la hortageen xaru...
Tuesday, December 18, 2018
« Previous Page — Next Page »