-
Daawo Muuqalka”Wararkii Ugu Danbeeyey Mooshinka Madaxweyne Farmaajo Lagu Gudbiyey Iyo Danbiyada Lagu Eedeeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano ka badan 92 xildhibaan ayaa waxaa ay mooshin ka gudbiyeen madaxweynaha dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ay ku eedeyeen in uu sameeyey arimo qaran nimada Somaliya duminaya
...
Monday, December 10, 2018
-
“ Turkiga U Dhiibi Mayno Dadkii Ka Danbeeyey Dilkii Wariye Jamaal Khaashuqji…” Dalka Sucuudiga
Riyadh(Berberatoday.com)-Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay inaysan u gacan gelin doonin xukuumadda Turkiga dadka looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudig...
Monday, December 10, 2018
-
Al Shabaab Oo Shaaciyay Magacyada Iyo Qabiilada Raggii Ka Dambeeyay Weerarkii Gaalkacyo
Moqdisho(Berberatoday.com)-Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay muddo isbuucyo ah kadib baahiyay magacyada labo kamid ah dadkii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay wadaadka C/Welli Cilmi Yare.
Qo...
Monday, December 10, 2018
-
Maamul Gobaleed-yada Somaliya Oo Taageeray Mooshinka Farmaajo Laga Gudbiyey
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa war kasoo saaray mooshinka laga gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya oo shalay loo gacan geliyay guddoomiyaha baarlamaanka.
Qoraalka kasoo baxay madaxda dowlad gob...
Monday, December 10, 2018
-
Siyaasi C/Raxmaan C/Shakuur Oo Soo Dib Ugu Soo Laabtey Muqdisho , Xili Mooshin Laga Gudbiyey Farmaajo Iyo Xildhibaanada Mucaaradka Oo Soo Dhoweeyay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa saaka soo gaadhay magaalada Muqdisho, kaddib muddo lix bilood uu ka maqnaa Caasimadda dalka.
Xildhibaano ka tirsan Baarlam...
Monday, December 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xoghaye Jiir Cali Madoobe Oo Xisbigiisa UCID Raali Galin Ka Siiyay Eedaymo Uu Hore Ugu Jeediyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha Golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxa uu raali galin ka bixiyey eedeymo uu dhawaan u jeediyey xisbigiisa UCID
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://...
Monday, December 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Arday Somaliya Iyo Kuwo oromo Ah Jaamacada Jigjiga
Jigjiga(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Arday Somaliya Iyo Kuwo oromo Ah Jaamacada Jigjiga
https://youtu.be/WAEiWjy_6kE?t=58
Berberatoday.com...
Monday, December 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ciidamo Soo Goostey Oo Ku Biiray Somaliland Iyo Gaadiid Gaashaman Oo Ay Wataan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxaa uu maanta deeganka Caro weyn oo ka tirsan deeganka Buuhuudle ayaa waxaa uu maanta soo dhaweeyey ciidamo ka soo goostey mucaaridka Buuhoodle ...
Monday, December 10, 2018
-
Maxaa Hortaagan Dhismaha Dekadda Shirkada DP World Heshiiska Ku Gashay Ee Dhagaxeeda La Dhigay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba sanno ka hor ayey aheyd markii xukumadii hore ee Kulmiye ay heshiis la gashay shirkada Dp World isla markaana ay si rasmi ah ugu wareejisay maamulkii dekada Berbera
Qodobadii ay ku heshiyeen So...
Sunday, December 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Quluubta Dadka Lushay Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediiyay Shaqaalaha Caafimaadka Cisbataalka Weyn Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Khudbad Qiimo Badan Oo Quluubta Dadka Lushay Oo Dhinacyo Badan Taabanaysa Ujeediiyay Shaqaalaha Caafimaadka Cisbataalka Weyn Ee Hargeysa
https://youtu.be...
Sunday, December 9, 2018
« Previous Page — Next Page »