-
Xisbiga Waddani Oo Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Ku Eedeyey Qabyaalad Iyo Sharci Jabin Uu Sameeyey”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Yoonis Axmed Yoonis ayaa waxaa uu mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ku eedeyey in sifo sharci daro ah ku bixiyey Parking Cusub oo loo sameynaay...
Sunday, December 9, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Berbera Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kulan La Xidhiidha Dardar Galinta Shaqada La Qaatay Shaqaalaha Dawlada Hoose Iyo Awaamiir Culus Oo La Faray Hawlwadeenada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Berbera Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kulan La Xidhiidha Dardar Galinta Shaqada La Qaatay Shaqaalaha Dawlada Hoose Iyo Awaamiir Culus Oo La Faray
https://youtu.be/8VYQ8e2zBIs
...
Saturday, December 8, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cilmi Baadhis Lagu Iftiimiyay In Aanay Somaliya La Jaan Qaadi Karin Isbadalka Ka Socda Geeska!
Hargaysa(Berberatoday.com)-Cilmi Baadhis Lagu Daraasadeeyay In Maamulka Madaxwayne Farmaajo Ee Somaliya aanu la jaan qaadi karin Isdhex galka isbadalka Siyaasadeed ee ka socda geeska Africa kaasi Oo ay Hormuudka yihiin dalalka...
Saturday, December 8, 2018
-
Maraykanka Oo Qorshaynaya Sidii Dib Loogu Bilaabi Lahaa Wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya+Xogo Xidhiidhiyay Socdaalka Wasiirka Arimaha Dibada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar laga hellayo ilo wareegyo ku dhow dhow diblomaasiyiin Reer galbeeda ayaa xaqiijiyay in maraykanku doonayo in xal kama danbays ah laga gaadho wada-haladda siyaasadeed ee u dhexeeya Somaliland iyo So...
Saturday, December 8, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo Ay Dadka Siyaasadda Xiiseeyaa Ka Sugayaan Isku Shaandhayn Sal Balaadhan + [ Tirada Wasiirada La Filaayo In Xilka Laga Qaado
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ilaa Sabtidii toddobaadkii hore oo uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ka soo laabtay safar uu ku tagay gobalada bari ee dalka, waxa ay dadka siyaasadda xiiseeyaa sugayeen isku shaandhayn la sheegay in Madax...
Saturday, December 8, 2018
-
Awr Kala Guurtay Ma Xumee, Uur Kala Guuray Baa Daran”Milicsiga Wargeyska Geeska
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa ay guddiga doorashooyinku ku dhawaaqeen dib u dhaca ku yimid doorashooyinkii deegaanka iyo wakiilada ee dalka oo qorshaysnaa inay qabsoomaan March sannadka dambe.
Ku dhawaaqista dib u dhaca doo...
Saturday, December 8, 2018
-
Qorshaha Madaxweynayaasha Jabuuti Iyo Sudan Maanta U Tageen Addis Ababa Oo La Shaaciyey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia gaadhay madaxweynayaasha dalalka Sudan iyo Jabuuti, kadib casuumad ay ka heleen ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed Cali.
Ujeedada so...
Saturday, December 8, 2018
-
Ujeedka Diblomaasiyiin Ku Soo Jeeda Magaalada Hargeysa Iyo Kulamo Ay La Yeelan Doonan Madaxweyne Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wada hadaladii Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa u muuqda inaan weli lagu guulaysan in dib loo bilaabo, waxase socda dedaalo ay Qaramada Midoobay iyo dalal kale wadaan.
Sida ay Geeska Afrika u sheegee...
Saturday, December 8, 2018
-
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Go,aan Lama Filaan Noqdey Ka Soo Saarey Guddidii Maaliyada Ee Ku Xigeenkiisu Kala Diray .
Moqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hor-yimid kala diridii uu Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ku sameeyay Guddigii Maaliyadda, Qo...
Saturday, December 8, 2018
-
“Dilalka Inamada Somalida Ee Qurbaha Xal Ma Loo Hayaa?Sheekh Siciid”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Dilalka Inamada Somalida Ee Qurbaha Xal Ma Loo Hayaa?Sheekh Siciid"Daawo Muuqal
https://youtu.be/dpbkiWdNAQI
Berberatoday.com...
Friday, December 7, 2018
« Previous Page — Next Page »