-
Haweenay Wax Ka Dhigata Iran Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xadhiga & Sababta Keentay !
Tehran(Berberatoday.com)-Dalka Iran ayaa waxa lagu tilmaamaa inuu yahay Dal siyaasadiisu ay tahay mid aad u xidhxidhan, arrintaasi ayaa waxay sababtaa in haldoorka amase cidda ka soo horjeedsata Nidaamka dalkaasi Xukuma isla marka...
Wednesday, December 5, 2018
-
Itoobiya: Rabshado Ka Socda 10 Magaalo Gobolka Oromada Ah
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dibad-baxyo ayaa ka socda ugu yaraan 10 magaalo oo ka tirsan gobolka Oromada ee dalka Itoobiya, waxaana looga codsanayaa dowladda inay wax ka qabato rabshadaha ka dhacay halkaasi.
Labadii bilood ee...
Wednesday, December 5, 2018
-
Boqorka Sucuudiga Oo Ku Dhaqaaqay Arin Lama Filaan Noqotey Oo Ku Saabsan Dawlada Qatar
Riyaadh(Berberatoday.com)-Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa martiqaad u diray Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani, si uu uga soo qeyb galo shirka Golaha Iskaashiga Khaliijka ee ka dhici doona m...
Wednesday, December 5, 2018
-
Puntland Oo Qarka U Saaran Tafaraaruq Siyaasadeed Inuu Ka Dhaco Iyo Sababta
Garoowe(Berberatoday.com)-Khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya arrimaha doorashooyinka, ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiim Camey.
Khilaafka labadan masuul ayaa banaanka u s...
Wednesday, December 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xubin Katirsan Golaha Wakiilada Oo Xamali Waayey Dhaliilaha Shacabka Uga Imanaya , Hanjabaad-na Diray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha guddida arimaha gudaha ee golaha wakiilada Xildhibaan Balaaki ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey wax ka bedel ay dhawaan golahaasi ku sameyeen xeerka Booliska oo dib golaha loogu soo celi...
Wednesday, December 5, 2018
-
”Dib U Dhaca Doorashada Xukuumadu Masuul Kama Aha Ee Xisbiyada Mucaaridka Ay Masuul Ka 0Ah …”Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Jiir Cali Madoobe”Daawo Muuqal
Hargeysa (Ilays-News):- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga UCID Maxamuud Cali Muuse Jiir ayaa waxaa uu sheegay in dib u dhaca doorashooyinka wakiilada iyo deeganka ku yimid ay sabab u yahiin xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Wadda...
Wednesday, December 5, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo Faalo Ka Bixiyay Qaabka Somaliland Ay Gabadhi Madaxweyne Uga Noqon Karo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu khudbad dheer ka jeediyey shir weyne ay Hargeysa ku qabsadeen haweenka reer Somaliland kaas oo ay kaga hadlaayeen doorka siyaasadeed ee ay dalka ...
Wednesday, December 5, 2018
-
Xisbiyada Wadani Iyo Ucid Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Mooshin Dhan Ah Asxaabta Oo Golaha Guurtidu Wadaan H
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani iyo Ucid Ayaa jawaab Adag ka bixiyay Mooshin golaha guurtidu Sheegeen in ay wadaan oo asxaabta lagu qiimaynayo mudo xiloodkooda.
Masuuliyiinta Uhadlay xisbiyada Muc...
Wednesday, December 5, 2018
-
Hay’adda Shaqaalaha Somaliland Oo Tartan Loo Gelayo 50-Kaalmo Shaqooyin Dawladdu Qaadanayso U Qabatay Dhalinyarada Gobolka Sool
“Tallaabadan Ayaa Qayb Ka Ah Qorshaha Xukuumada Ee Maamul-Daajinta Sida Oo Kalena Buuxisay Shuruudaha Caddaalada Shaqo Iyo Isa Soo Gaadhsiinta Gobolada”Guddo: Sharmaake Geelle
Laascaanod(Berberatoday.com)-Hay’adda Shaqa...
Wednesday, December 5, 2018
-
Drogba Oo Ka Hadlay Dabaal Degiisii Uu Caanka Ku Ahaa Oo Uu Sameeyey Aubameyang Markii Uu Goolka 2-aad Ka Dhaliyey Tottenham
London(Berberatoday.com)-Ciyaartii dhex martay labada kooxood ee ka wada dhisan Magaalada London ee Arsenal iyo Tottenham ee maalintii axadii fooda isku daray garoonka Arsenal ee Emirates ciyaartaas oo ka tirsanayd horyaalka dalka...
Wednesday, December 5, 2018
« Previous Page — Next Page »