-
Wiil 7Jir ah Oo $22 Milyan Ka Sameeya Youtube-ka!
Wiil 7 sanno jir ah oo ka faalooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay in uu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeya shabakadda Youtube.
Sida ay qortay majalladda Forbes ee looga hadlo hodantinimada adduunka...
Wednesday, December 5, 2018
-
Xog La Helay”Dawlada Xamar Oo Go’aamisay In Mukhtar Roobow Awood Ciidan Looga Reebo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed
Baydhabo(Berberatoday.com)-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa go’aan ku gaartay in Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur awood ciidan looga reebo doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay...
Wednesday, December 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Murashaxiinta Maamulka Puntland Oo Ku Hirdamaya Deegaamo Katirsan Gobolka Sanaag Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Indhaha Ka Laabatay
Sanaag(Berberatoday.com)-Musharaxiinta Madaxweyne nimada Puntland u sharaxan ayaa waxaa ay ku hirdamayaan Gobalka Sanaag oo mid waliba booqasho ku imanaayo isla markaana waxaa ay u muuqataa in xukuumada Somaliland ay arintaasi...
Wednesday, December 5, 2018
-
Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Xamar Oo Mooshin Ka Keenay Heshiisyo Uu Madaxweyne Farmaajo Galay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay heshiisyada iyo is afgaradyada lala galay dalal shisheeye.
Illaa 10 Xildhibaan ayaa saxiixay soo jeedin ku ...
Wednesday, December 5, 2018
-
Halkuu Marayaa Qalabkii Wasaarada Isgaadhsiintu Rakibaadiisa Wadey ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaada Isgaadhsiinta Somaliland Md Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil ayaa waxaa uu ka Hadley halka ay mareyso qalab ay rakibeyso wasaaradiisu oo lagula soconaayo cashuuraha ku waajibey...
Wednesday, December 5, 2018
-
Maxaad Ka Ogtahay Filimkii Sayidka Ee Aan Waligii La Daawanin?Daawo Muuqaal
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Sanadkii 1983-dii ayaa dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxa ay maal-gelisay filim laga jilayay guumaysigii Ingiriiska iyo halgankii Sayid Maxamed Cabdile Xasan, kaasi oo ay gacanta ku haysay shirkad aflaan...
Tuesday, December 4, 2018
-
Wakhtiga La Filaayo In Laga Dhigo Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deeganka Ee Dib U Dhacu Ku Yimid
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaan soo dhawayn dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Baarlamaanka iyo deegaanka Somaliland oo qorshaysnaa March 2019 in la qabto.
Guddiga do...
Tuesday, December 4, 2018
-
Madaxweyne Biixi Oo Midowga Yurub U Sheegay Mowqifka Wada-hadallo Dhex Mara Somaliland Iyo Soomaaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ballaadhan oo ka socda midowga reer Yurub oo uu hoggaaminayo Ambassador Fulgencio Garrido oo ah ...
Tuesday, December 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Xoghayaha Maamulka dawlada Hoose Oo Digniin Culus Kasoo Saaray Xoolaha Magaalada Lagu Dhaqdo Olole Nadaafadeedna Bilaabay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera Iyo Xoghayaha Maamulka dawlada Hoose Oo Digniin Culus Kasoo Saaray Xoolaha Magaalada Lagu Dhaqdo Olole Nadaafadeedna Bilaabay
https://youtu.b...
Tuesday, December 4, 2018
-
Akhriso Qisada”Haweenay Damacday Inay Madoobayso Timaheeda Oo Nolsheedu Halis Gashay !
Paris(Berberatoday.com)-Dad aad u tiro badan gaar ahaana haweenka ayaa waxay adeegsadaan waxyaabo badan oo lagu qurxiyo timaha waxaana ka mid ah dawada Madoobaysada, mana oga dadka isticmaala badankoodu dhibaatada caafimaad ee ay ...
Tuesday, December 4, 2018
« Previous Page — Next Page »