-
Daawo Muuqalka”Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo War Ka Soosaaray Doorashooyinkii Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ugu dhawaaqeen in doorashooyinkii golaha wakiilada iyo deeganka in aaney xiligoodii dhaceen
Kominshanku waxaa ay warbaahinta u she...
Wednesday, November 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiir Katirsan Xukumada Muuse Biixi Oo Ka Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Qoomiyada Oromada Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ka jawaabtey hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha Qoomiyada Oromada dalka Itoobiya Mr Lemma Megersa .
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Somaliland Li...
Wednesday, November 28, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhagax Dhigay Jaamacadda Cusub Ee Daallo University+Daawo Sawirada
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhagax dhigay Jaamacad Cusub oo ay yeellan doonto magaalada Ceerigaabo oo lagu magacaabo DAALLO University.
Berberatoday.com...
Wednesday, November 28, 2018
-
Daawo Muuqalka”Warshadii Daamurka Ee Hargeysa Oo Xalay Gubatey Iyo Qaabkii Loo Bakhtiiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Habeenkii xalay aheyd waxaa gubatey warshada Daamurka ee Hargeysa ee uu leeyahay Ganacsade Cumaani taas oo ku dhex taala xayn daabka Madaarka Hargeysa .
Waxaa dabkaasi u soo gurmay ciidanka dabdamiska...
Wednesday, November 28, 2018
-
Waftigii Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Ceerigaabo Ka Baxay Iyo Halka Ay U Jiheysteen .
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland oo muddo laba cisho ah ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa saaka ka soo Baxay Ceerigaabo .
Waftiga Madaxweynaha ayaan ...
Wednesday, November 28, 2018
-
Dr. Bulxan Oo Ka Sheekeeyay Sababta Uu Xasan Sheekh Madaarka Ugu Jeex-Jeexay Heshiiskii Ay Isaga Iyo Siilaanyo Ku Saxeexeen Djibouti
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan oo ka mid ahaa ergadii Somaliland ee ka qayb gashay shirkii Djibouti ka qabsoomay December 2014 ee Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Soomaaliy...
Wednesday, November 28, 2018
-
Madaxweyne Gaas Oo Iminka War Ka Soo Saarey Doorashadii Puntland .
Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxa uu meesha ka saaray inay dib u dhici karto doorashada madaxweynaha Puntland, isagoo sheegay in waqtigeeda ku dhici doonto.
“Doorashada walige...
Tuesday, November 27, 2018
-
Danjirihii Adduunka Ugu Da’da Yaraa Oo Loo Dooratay Gabadh Iyo Sababta Keentay !
USA(Berberatoday.com)-Hay’adda Unicef ayaa waxay u dooratay gabadha yar ee Jillaaga ah ee Millie Bobby Brown da’deeduna tahay 14-jir, isla markaana ka mid aheyd jillayaashii Filimka Stranger Things inay noqoto Safiirka ama Dan...
Tuesday, November 27, 2018
-
“Barlamaanku Dhaxal Kumay Helin Inay Ku Sii Fadhiyaan Kuraasta…” Ex Wasiir Cumar Shuceyb
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay Doorashooyinka Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka oo u muuqdo kuwa dib u dhac ku imanayo, waxaanu sheegay inay dalka dhibaa...
Tuesday, November 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayerka Degmada Berbera Oo Kawarbixiyay Shirkii Mayarada Afrika Uu Kaga Qeyb Galay Dalka Maroco
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mayerka Degmada Berbera Oo Kawarbixiyay Shirkii Mayarada Afrika Uu Kaga Qeyb Galay Dalka Maroco
https://youtu.be/vdsrXzMbvFo
Berberatoday.com...
Tuesday, November 27, 2018
« Previous Page — Next Page »