|
Warar
-
“Telesom Aqoonsi Caalami Ah Bay Heshay” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu sheegay in shirkada Telesom ay beesha caalamka aqoonsi caalami ah ka heshay isla markaana aqoosnigii Somaliland raadineysay ka...
Tuesday, November 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Ceerigaabo Dhexdeeda Fariin Uga Soo Diray Dhakhaatiirta Somaliland
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maalintii labaad ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu maanta booqdey goobo uu ka mid yahay cisbitalka magaalada Ceerigaabo.
Madaxweynaha ayaa a...
Tuesday, November 27, 2018
-
”Telesom Waa Shirkad Umadu Wada Leedahay Ee Ha Lagu Deydo ..” Sheekh Aadan Siiro”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo maanta ka hadlaayey madal lagu soo dhaweynaayey gudoomiyaha shirkada Telesom , oo maanta dalka dib ugu soo laabtey kadib abaal marin ...
Tuesday, November 27, 2018
-
Maxaa Sababay Inaanu Farmaajo Ka Jawaabin Eedaha Iyo Weerarka Uu Madaxweyne Biixi U Jeediyo?
Hargeysa(BErberatoday.com)-Inta badan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, wuxuu weerarka afka ah ku qaadaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, oo uu ku eedeeyo weerar iyo cadaawad ka dhan ah Jamhuuriyadda...
Tuesday, November 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamud Dalmar Maxuu Ka Yidhi Dilka Sheekhii Nabiga Sheegtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo ka falooda arimaha carabta iyo Islaamka ayaa waxaa uu si cilmeysan uga Hadley sheekhii shalay ay Ururka Al shabaab ku dileen magaalada Gaalkacayo kaas oo ay ku eedeyeen ...
Tuesday, November 27, 2018
-
“Toddobada Xubnood Ee Komishanka Sharaftoodu Waxay Ku Jirtaa Inay Is Casilaan”Cabdillahi Daamur Oo Katirsan Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay socdaalka Madaxweynaha ee Gobolada Barri, wada hadalada Somaliya ee uu Madaxweynuhu joojiyey, qaabka uu Faysal Cali Waraabe uga hadlay iyo is bed...
Tuesday, November 27, 2018
-
Waddani Iyo UCID Oo Ka Arrinsanaya Xaaladaha Siyaasadeed Ee Dalka, Xilli Uu Madaxweyne Biixi Socdaal Ku Marayo Gobalada Bariga Iyo Wararkii Ugu Danbeeyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulamo siyaasadeed, ayaa la sheegay inay u bilaabmeen madaxda xisbiyada mucaaradka ee Waddani iyo UCID, xilligi uu Madaxweyne Biixi safar ku marayo gobalada bari ee dalka.
Kulamadan oo aanay warbaah...
Tuesday, November 27, 2018
-
Misaaniyada Ilaalada Madaxtooyada Loo Qoondeyay Oo Ka Badan Dakhliga 8-Wasaradood .
Misaaniyada Ilaalada Madaxtooyada Loo Qoondeyay Oo Ka Badan Dakhliga 8-Wasaradood .
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa kharashka ilaalada Madaxtooyada ku baxaaya Wuxuu ka dhigay mid ka badan 8-Wasaradood oo Qaranka hawlo muhiim ...
Tuesday, November 27, 2018
-
Suldaan Muuse Biixi Hortiisa kaga dhawaaqey in Ceerigaabo Gobol soomaliyeed yahay,Dadka ku soo dhaweeyayna Somali yihiin
Suldaan Muuse Biixi Hortiisa kaga dhawaaqey in Ceerigaabo Gobol soomaliyeed yahay,Dadka ku soo dhaweeyayna Somali yihiin
...
Tuesday, November 27, 2018
-
Xisbiga Waddani oo duray Xaflad Xukumada Muse Biixi ka wadwado UK & Wuxu daaran yahay+Saylaci & Gudoomiyaha Maxakmada sare oo qeyb ka ah
DAAWO:XISBIGA WADANI LAANTA UK OO SI ADAG UGA HOR YIMI SHIRKA KULMIYE EE LONDON..NOV 27.18
London...
Tuesday, November 27, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|