-
Shaqadii Dhismaha Madaarka Berbera Oo Shaqaale Ajinabiyi La Wareegeen Iyo Cabashada Farsamayaqaanada Muwaadiniinta Ah Oo Soo Badanaysa
Berbera(Berberatoday.com)-Sidaynu ognahay garoonkii diyaaradha ee berbera waxaa ka socota shaqo balaadhan oo dib loogu casriyaynayo waxaanna dhisanaya dawlada imaraadka carabta,
hadaba shaqadaa ...
Monday, November 26, 2018
-
Hal Arin Oo Uu Sheegay Madaxweyne Biixi Inay Gobalka Sanaag Gobalada Kale Dheertahay “ Ceerigaabo Faanka Waan U Ogolahay ..”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .
Madaxweynaha ayaa khu...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaabkii Dadweynaha Magaalada Ceerigaabo Usoo Dhaweeyeen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaabkii Dadweynaha Magaalada Ceerigaabo Usoo Dhaweeyeen Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayay
https://youtu.be/GIlQyU3fWbY?t=52
...
Monday, November 26, 2018
-
Dadweynaha Reer Ceerigaabo Oo Aan Ukala Hadhin Soo Dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Mawjado Dadweynaha Oo Isu Soo Baxay+Daawo Sawirada
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Mawjado dadweyne ah oo kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa soo dhaweyn ballaadhan ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabd...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Mayarka Ceerigaabo Oo Madaxweyne Muuse Kusoo Dhaweeyay Gobolka Sanaag Jawaab Culusna Siiyay Mayarka Burco”Reer Burco-ow Gobalka Naaguhu Waa Kee..”
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur oo ka hadlaayey madashii soo dhaweynta madaxweynaha Somaliland loogu sameeyey magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu ka jawaabey hadal dhawaan ka soo yeedh...
Monday, November 26, 2018
-
Wasiir Koore Soo Dhaweyntii Reer Ceerigaabo U Sameeyey Madaxweyne Biixi Maxuu Ku Sifeeyey”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wasiirka biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxaa uu sheegay in shacabka Ay kaalinta koowaad qaateen soo dhaweymihii kala duwaan ee madaxweyne Biixi loogu sameynaayey gobalada Dalka
H...
Monday, November 26, 2018
-
“Madaxweyne, $ 1.8 Milyan Deyn Ah Ayaa Lagu Leeyahay Mashruuca Dhismaha Jidka Ceerigaabo…” Wasiirka Horumarinta Jidadka Cabdillahi Abokor Cismaan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdillaahi Obokor ayaa sheegay in Dawladda lagu leeyahay Deyn lacageed oo dhan 1.8 Milyan oo Dollar, taasi oo lagu isticmaalay dhismaha Waddada Ceer...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Oo Amaro Adag Dul Dhigtay Ganacsatada Kala Duwan Ee Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xassan Sacad Shaajin oo warbaahinta la Hadley ayaa waxaa uu fariimo u diray ganacsatada farimahaas oo ku saabsan inay sameystaan liisamada ganacsiga
Ha...
Monday, November 26, 2018
-
Iska Horimaad Dhexmaray Ciidamada Badda Ee Ruushka Iyo Kuwa Ukraine
Cremea(Berberatoday.com)-Dowlada Ukraine ayaa ku eedaysay in ciidamada Badda ee Ruushka weerar ku qaadeen maraakiibtooda dagaalka, iska horimaadkaasi oo ka dhacay bada Madow ee jasiirada la isku heysto ee Crimea.
Xukuumada ...
Monday, November 26, 2018
-
Qaraxyo Iyo Weerar Saaka Lagu Qaaday Koonfurta Gaalkacyo Oo Nin Sheekh Sheegan Jiray Iyo Xertiisiina Lagu Laayay
Galkacayo(Berberatoday.com)-Labo qarax oo xooggan iyo weerar toos ah ayaa saaka lagu qaaday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, iyadoo la weeraray xarun uu degenaa wadaad caan ka ahaa koonfurta Gaalkacyo hadal hayntiisuna wa...
Monday, November 26, 2018
« Previous Page — Next Page »