|
Warar
-
Alshabaab Oo Sheegtay Inay Qarax Kudileen Nin Nebinimo Sheegtay Oo Galkacayo Ku Noolaa
Gaakacayo(Berberatoday.com)-Labo Qarax oo Gaadiid lagu soo xidhay ayaa saaka lagu weeraray Hoyga nin nabi nimo sheegtay oo degena Koonfurta Magaaalada Gaalkacyo.
War lagu soo qoray Bogga al-shabaab ayaa lagu sheegtay in Al Sha...
Monday, November 26, 2018
-
Nin Dhirbaaxay Xaaskiisa Oo Lagu Ganaaxay Lacag Badan
Rasu Khimah(Berberatoday.com)-Nin u dhashay dalka Imaraadka carabta ayay Maxkamada Ras Al Khaimah Ku xukuntay in uu bixiyo aduun lacageed oo gaadhaya Dh2,000 oo ah dirhamka laga isticmaalo dalkaasi, ka dib markii uu afar jeer ...
Monday, November 26, 2018
-
Fanaanad Kale Oo 24 Saacadood Ka Dib Ka Toobad Keentay Heesihii Ay Qaadi Jirtay
Assalama calaykum Dhamaan umada Muslimka Gaar Ahaan Umada Soomaaliyeed Waa walaashiin Nadiira mohamud Cige Nadiira Nayruush Magac dheereyd
Waxaan Rabaa inaan Idiin Sheego inaan Gabi Ahaanba Fanka Isaga baxay ilaahayna iga Soo Han...
Monday, November 26, 2018
-
Muwaadin Sida Fiinta Uga Qayliyey Weerar Joogta Oo Taliyaha Saldhiga Daloodho Ee Hargeysa Ku Hayo Iyo Dhul Maxkamadu Xukun Kasoo Saartay Uu Dib Ugu Qabsaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muwaadin Cabdiraxmaan Muxumed Cawaale, ayaa sida fiinta uga qayliyey Taliyaha Saldhiga Daloodho Axmed Cali Shide (Åxmed Ilka case), oo isaggu mudooyinkii u dambeeyey ku mashquulsanaa inuu dadweynaha k...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Biixi Oo Booqdey Wadada Ceerigaabo Ilaa Burco , Balan Qaad-na Sameeyey
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta booqasho iyo kormeer ku tagay dhismaha wadada Ceerigaabo ilaa Burco , waxaana uu madaxweynuhu sheegay in xukuumadiisu ay wax ka qaban ...
Monday, November 26, 2018
-
Maxaad Ka Ogtahay Qaabkii Naftooda Hurayaashii Somaliland Udhashay U Afduubeen Diyaaradii Somali Airlines 1984 W/Q Hussein Yussuf Haji Hassan
Oo afduubay diyaaraddii Somali Airline Maanta oo kale. 24.November.1984.
Maanta oo kale, 32 sanno ka hor oo ku beegan,Subaxnimadii 24.November.1984-kii, maalin sabti ah, ayey diyaaraddii Somali Airlina, ee nooceedu ahaa, Bo...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Rayte Oo Ka Hadlay Ololaha Musharixiinta Puntland Kawadaan Badhan
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley olalaha musharaxiinta Puntland ay ka wadaan magaalada Badhan ee gobalka Sanaag
Halkan Hoose Ka Daawo...
Monday, November 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Boqor Burhanka Daarood Oo Puntland Ugu Baaqay Inay Taleex Gobol U Magacow-Do , Isaga Oo Somaliland Ku Dhex Sugan Yahay
Laascaanood(Berberatoday.com)-Boqorka Guud ee beelaha Darood oo dhawaan soo gaadhay magaalada Laascaanood ee gobalka Sool iminka na ku sugan magaalada Taleex ayaa waxaa uu madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ugu ...
Monday, November 26, 2018
-
Gobolo Kamid Ah Dalka Maraykanka Oo Khatar Aad U Ba-ani Ku Soo Wajahantahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Nidaamka loo yaqaan “Camp Fire” ee waqooyiga California oo tijaabooyin badan iyo daraasado kala duwan oo lagu sameeyay ayaa waxa uu noqday midka ugu xun ee dabiiciga ah ee taariikhda gobolka, kuw...
Sunday, November 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Xumada Qu,een Oo Faahfaahin Ka Bixisay Sababtay Fanka Uga Baxday gabi Ahaantiiba
Hargeysa(Berberatoday.com)-Fanaanada Caanka ah ee Xamda Qu,een oo maanta shaacisay Inay Fankii Ka Baxday ayaa waxaa ay wariye Sagal Mustafe oo ka tirsan Bahda VOA SOMALI uga warantey sababtii ku kaliftey inay ka baxdo waxaanay k...
Sunday, November 25, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|