-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Heshiis Ay Wada Galeen Jaamacada Burco,
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland iyo Xubno kamida bahda garsoorka Oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Magaalo Madaxda Gobolka togdheer Ee Burco ayaa heshiis la sexeexday jaamacada burco,
Gudomiya...
Tuesday, November 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Imtixaanaadka Somaliland Muxuu Ka Yidhi Safarkiisa Burco Iyo Cabashada Gobollada Bari?
Burco(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Daa’uud Axmed Faarax, ayaa ka warbixiyey ujeeddada Safar uu ku tegay gobolka Togdheer, gaar ahaan magaalada Burco, waxaanu ka jawaabay su’aalo laga...
Tuesday, November 6, 2018
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Cali Waran Cade Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Ka Dhacay Deeganka Ceel Afweyn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyasiga Cali Maxamed Waran cade Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan dalka Australia ayaa waxaa uu ka Hadley dil ka dhacay deeganka darar weyne ee Degamada Ceel Afweyn
...
Tuesday, November 6, 2018
-
“Muuse Biixi Wuu Dheel Dheelayaa Wax Kasta Oo Doorasho La’aanta Ka Yimaada Isagaa Qaadi Doona…”Guddoomiye Cabdiraxmaan Ciro”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo dhawaan ka soo yeedhay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Gudoomiye Cirro waxa ...
Tuesday, November 6, 2018
-
Hogaamiye Xirsi Cali Xasan Oo Markii Ugu Horeysay Shaaciyey Sababaha Kala Erdheeyey Isaga Iyo Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa markii u horaysay ka hadlay sababaha kala erdheeyay ee ay ...
Tuesday, November 6, 2018
-
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Aragtidiisa Midow Danbe Oo Dhex Mara Somaliland Iyo Somaliya Iyo Baaq Culusna Udiray Beesha Caalamka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ku taliyey in mar walba qaranimada iyo jiritaanka Somaliland meel looga soo wada jeesto, khilaaf kasta oo jirana in sida ugu haboon...
Monday, November 5, 2018
-
Xukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Dilkii Xalay Ka Dhacay Deeganka Ceel Afweyn”Daawo Muuqal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka goleyasha iyo dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan ayaa waxa uu ka Hadley hal qof oo habeenkii xalay ahayd lagu dilay deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag. Dhinaca k...
Monday, November 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Hanjabey Inuu Iscasilaayo Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Maxamed Siraad oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortey gobalka Sool ayaa waxaa uu ku hanjabey in uu xilka xildhibaan nimo iska casili doono hadii Dis...
Monday, November 5, 2018
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenkii Guddidii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Ka Hadley Dil Xalay Deegankaasi Ka Dhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Ismaciil Dheeg oo ahaa afhayeenkii guddidii nabadeynta Ceel Afweyn ayaa waxaa uu ka Hadley dil habeenkii xalay aheyd ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn
Sheekha ayaa waxaa uu...
Monday, November 5, 2018
-
“Wakhti Xaadirkan Uma Eeka Inay Doorasho Xiligeedii Dhaceyso ..”Wasiir Sacad Cali Shire
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay inayna umuuqan in doorashada Somaliland ku dhici karto xiligii loogu tala galay.
Wasiirka ayaa sheegay in wakhtiga hadhay oo ya...
Monday, November 5, 2018
« Previous Page — Next Page »