Mareykanka Oo Duqeyn Ka Fuliyay Soomaaliya
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyaga oo kaashanaya dowladda Soomaaliya ay weerar diyaarado loo adeegsaday ay ka fuliyeen gudaha dalka Soomaaliya
War qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidamada M...