-
Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Ku Lammaan Duugista Jidhka
Qormada Caafimaadka ee Maanta waxa aan ku eegi doonaa waxa loo yaqaano duugista ama daliigista ama masaajka uu qofku isku sameeyo ama lagu sameeyo iyo saamaynta uu caafimaadka u leeyahay. Dhaqan ahaana Soomaalidu ay aa...
Tuesday, October 16, 2018
-
Maxbuus Afrikaan Ah Oo Da’diisu Kor U Dhaaftay 100 Sannadood Oo Haddana Wali Sugaya In Lagu Fuliyo Xukun Dil Ah
Celestine Egbunuche oo ah maxbuus loo heysto fal dil ah ayaa loo aqoonsaday inuu yahay maxbuuska ugu da’da weyn dalka Nigeria iyadoo uu socdo ol’ole ku saabsan in la sii daayo. Da’diisu waa 100 sano, wuxu...
Tuesday, October 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sucuudiga Oo Qirtay Dilka Wariye Jamaal Khashoggi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay baahiyeen Warbaahinta dalka Maraykanku Dawlada Saudi Arabia ayaa u dhaw in ay qirato Dilka Wariye Jamaal oo ka mid ahaan jiray Saxafiyiinta aadka u dhaliili jiray Xukuumadda ka talisa dalkaasi
...
Tuesday, October 16, 2018
-
Aabaha Dhalay Mid Ka Mida Xiddigaha Kubadda Cagta Oo Noqday Madawgii Ugu Horreeyey Ee Maayar Noqda Magaalo Yurub Kun Taala
Waddanka Belgium ayaa waxa qofkii ugu horreeyey ee Madow ah loo doortay Mayor kaas oo ah aabbahay dhalay xiddiga difaaca uga ciyaara Manchester City ee Vincent Kompany.
Pierre Kompany ayaa codadkii ugu badnaa k...
Tuesday, October 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Hawlaha Guud Oo Amaanay ‘Iskaa Wax Uqabso’ Ay Bilaabeen Shacabka Gabiley
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka Hawlaha guud Cabdirashiid Qambi ayaa Maanta booqday Dugsi lagu Magacaabo New Gabiley, kaasi oo Dadweynaha reer Gabiley si iskaa wax u qabso ah ku dhisayaan.
Wasiirka ayaa markii uu halkaa taga...
Tuesday, October 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Eedaymo Culus U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Difaaca Wasiirro Ka Mid Ah Xukuumadda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Fagaare uu Khudbad ka jeediyey wuxuu eedaymo culus Hawada u mariyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Xukuu...
Tuesday, October 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax Oo Ujawaabay Gudoomiye Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax Oo Ujawaabay Gudoomiye Ciro
https://youtu.be/ne1H6oa98o8?t=71
Berberatoday.c...
Tuesday, October 16, 2018
-
Waar Mayside War Hakaa Hadho”Akhriso Taariikhda Nololeed, Waxbarasho Iyo Waaya Aragnimo Shaqo Ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen”W/Q Muhamed Dhimbiil
WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO
SIYASI/AQONYAHAN/DHAL MUJAHID: JAMAAL CALI XUSEEN
Jamaal Cali Xuseen waxa uu dhashay sanadkii 1965kii, Waxana uu ku dhashay magaaladda Hargeysa. Waxbarashada dugsiga hoosena waxa uu ka bi...
Tuesday, October 16, 2018
-
Wasiirka Maaliyada Itoobiya Oo Loo Magacaabey Nin Soomali Ah + Waa Kuma
Addis Ababa(BerbRaysal wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada halkaas oo uu wasiiro cusub ku magacaabey qaar-na uu xilka kaga qaadey
Raysal Wasaare Abiy Ahmed ayaa waxaa uu wa...
Tuesday, October 16, 2018
-
Daawo MuuqalkaWar Bixin Laga Sameeyey Doorashooyinka Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo In Dib U Dhac Ku Yimaado
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo MuuqalkaWar Bixin Laga Sameeyey Doorashooyinka Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo In Dib U Dhac Ku Yimaado
https://youtu.be/WEW0CtzfiMI
Berberatoday.com...
Monday, October 15, 2018
« Previous Page — Next Page »