|
Warar
-
“Malag Aad Maanta Baranayso Shaydaan Aad Hore Utaqaanaa Dhaama”Maayirka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi Oo Ujawaabay Xildhibaan Dheerayste Oo Mayar Labaad Sheegtay”Daawo Muuqalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Malag Aad Maanta Baranayso Shaydaan Aad Hore Utaqaanaa Dhaama"Maayirka Magaalada Boorama Saleebaan Xasan Xadi Oo Ujawaabay Xildhibaan Dheerayste Oo Mayar Labaad Sheegtay"Daawo Muuqalka
https://youtu....
Wednesday, October 3, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Qorshaha Qaran Ee Garsoorka Lagu Hagi Doono Afarta Sanno Ee Soo Socota+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha qaran ee lagu hagi doono bahda garsoorka Somaliland oo muddo dheer la isku soo dubbo-ridayey.
K...
Wednesday, October 3, 2018
-
Yaa Fuliyey Weerarkii Lagu Diley Dadka Itoobiyaanka Ee Xalay Ka Dhacay Boosaaso?
Boosaaso(Berberatoday.com)-Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas’uuliyada dilkii loo gaystay xalay 4 qof oo Itoobiyaan ah, sida lugu baahiyay bog taageerra kooxda.
Dilkan ayaa habeenkii xalay ka dhacay xaafadda ay ku badanyihiin ...
Wednesday, October 3, 2018
-
Daawo Muuqalka’Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Ciidamo Ay Dowlada Qadar Ka Qoronayso Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadley ciidamo ay dowlada Qadar ay ka qoranayso Somaliland.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
...
Wednesday, October 3, 2018
-
Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Oo Ka Jawaabay In Farmaajo Hargeysa Iman Karo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani) , ayaa sheegay in aanay sinaba suurtagal ku noqonayn in Somaliland dib ula midawdo Somaliya.
Wasiirkii ho...
Wednesday, October 3, 2018
-
Laba Qof Oo Soomaali Ah Oo Si Yaabo Kala Duwan Ugu Geeryooday Dalka Switzerland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba qof oo Soomaali ah ayaa ku geeryooday dalka Switzerland, sida ay xaqiijiyeen jaaliyadda Soomaalidu.
Nin dhallinyaro ah oo Soomaali ah ayaa isku dhigay tareen meydka qof kale oo Soomaali ah oo dha...
Wednesday, October 3, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda Oo Soo Saaray Wareegto Uu Gacanta Dawlada Kusoo Celiyay Liisamada Wadista Baabuurta, Buugta Gaawaadhida, Baasaaboorrada, Dhokumantiga Waddo-marista Iyo Dhokumentiga Stamp Tax-ka Kuna Wareejiyay Madbacada Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray wareegto uu ku wareejinayo Madbacadda Qaranka daabacaadda liisamada baabuurta, buugta gaawaadhida, baasaaboorrada, dhokumantiga waddo-marista iyo dhokumentiga Stamp tax ...
Wednesday, October 3, 2018
-
Safiiradda Dalalka Denmarka Iyo Holland Oo Ku Baaqay In Deg Deg La Isugu Keeno Madaxda Somaliland Iyo Soomaaliya, Dibna Loo Bilaabo Wada Hadaladii
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirada dalalka Denmark iyo Holland u jooga magaalada Nayrobi ee dalka Kenya oo sidoo kalena qaabilsan arrimaha Soomaalida, ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo bilaabo wada hadaladii u dhexeeyay Somali...
Wednesday, October 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Marwadda Madaxweyne Trump Oo Gaadhey Dalka Ghana Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey
Ghana(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Marwadda Madaxweyne Trump Oo Gaadhey Dalka Ghana Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey
https://youtu.be/o4qYUJGb_qY
Berberatoday.com...
Wednesday, October 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka maalgashiga Somaliland Oo Sheegay In Xukumada Somaliland Heshiis La Gashay Shirkad Soo Saari Doonta Milixda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka maalgashiga Somaliland Oo Sheegay In Xukumada Somaliland Heshiis La Gashay Shirkad Soo Saari Doonta Milixda
https://youtu.be/d7OACydGtrI
...
Tuesday, October 2, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|