-
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimi Mucaaridka, Wacadna Ku Maray In Aan La Kala Diri Doonin Koomiishanka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa si adag uga jawaabay eedaymo maalintii shalay ahayd uga yimid xisbiyada mucaaridka ee Ucid iyo Waddani o...
Thursday, October 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafka Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad ay xilka kulak ala wareegayeen Maayarka Cusub ee Magaalada Boorama iyo Maya...
Thursday, October 4, 2018
-
“Musuq Maasuq La,aan Wax Walba Laguma Wadi Karo …” Boqor Buurmadow”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu masuulyiintan xukuumadan madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey qaar aan Musuq maasuq aqoon , balse waxaa uu hadana Hoosta ka xariiqay ...
Thursday, October 4, 2018
-
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dayriyay Xaalada Wadanka, Kuna Baaqay Wada Tashi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyay xaaladda Somaliland iyo waxyaabaha u qabsoomay 27kii sannadood ee ay jirtay.
Md. Faysal oo shalay khudbad u jeediyay ardayda jaa...
Thursday, October 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Biriij-ka Weyn Ee Hargeysa Oo Qarka U Saaran Inuu Dumo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Biriij-ka ugu weyn magaalada Hargeysa ee isku xidha xaafadaha Konfurta iyo Waqooyiga magaalada ayaa waxaa uu qarka u saran yahay in uu dumo , sida ay sheegen dadka biriij-ka u dhaw kadib markii mid ka mi...
Thursday, October 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maayarkii Hore Ee Borama Oo Xilki Maanta Wareejiyey Iskana Difaacay Eedeymo Musuq Maasuq Oo Loo Jeediyay
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maayarkii Hore Ee Borama Oo Xilki Maanta Wareejiyey Iskana Difaacay Eedeymo Musuq Maasuq Oo Loo Jeediyay
https://youtu.be/VC-_DDcHEkY
Berberatoday.com...
Thursday, October 4, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudida Diyaarinta Miisaaniyada 2019ka Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Oo Sirasmiya Ula Wareegay Shaybaadhkii Tayada Shiidaalka Kormeerna Ku Sameeyay Dekeda Berbera Iyo Kastamka Ugu Weyn Dalka Ee Marsada Berbera Kuyaala
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudida Diyaarinta Miisaaniyada 2019ka Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Oo Sirasmiya ula Wareegay Shaybaadhkii Tayada Shiidaalka Kormeerna Ku Sameeyay Dekeda Berbera Iyo Kastamka Ugu Weyn D...
Wednesday, October 3, 2018
-
Haweenay Fasax La,aan Tilifoonkii Ninkeeda Fiirsasho Iyo Baadhis Ku Samaysay Oo Sadex Bilood Xabsiya Lagu Xukumay
Dubai(Berberatoday.com0-Maxkamad ku taala dalka isuataga Imaaraatka Carabta UAE ayaa xabsi saddex bilood ah ku xukuntay haweeneey amar la'aan fiirisay taleefoonka ninkeeda oo ay ka hoos qaaday xili uu hurday sida lagu sheegay wa...
Wednesday, October 3, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo Ku Dhawaaqey Inay Hakiyeen Wada Hadalkii Xukuumada U Socdey
Hargeysa(Berberatoday.com)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegeen in ay hakiyeen wada hadal u socdey xukuumada kaas oo ku saabsan doorashooyinka soo socda iyo guddida doorashooyinka.
Xisbiga WaddaIn waxa...
Wednesday, October 3, 2018
-
Hay’adda Kaydka Raashinku Oo Dhaqaale Ka Heshay Qaramadda Midoobay .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad Hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ay soo qaban...
Wednesday, October 3, 2018
« Previous Page — Next Page »