-
Dufcaddii 9-aad Oo Ka Qalin-jebiyey Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Ee Magaalada Hargeysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyey Munaasibadda + SAWIRRO
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dufcaddii 9-aad ee ka Qalin-jebisa Xarunta Lagu Daweeyo Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka ee SAHAN ee Magaalada Hargeysa, ayaa Shalay lagu qabtay Xaruntaasi.
Xarunta SAHAN oo ah Xarunta ugu weyn Gees...
Thursday, September 27, 2018
-
“Madaxweyne Waxa Kula Gudboon Inaad Dib Usoo Celiso Midnimadii, Isku Duubnidii Iyo Wada Jirkii Umada Ee Raadkii Doorashadu Baabi’isay”Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane)
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Guddida Deegaanka iyo Khayraadka dabiiciga ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane), ayaa Madaxweynaha u soo jeediyey talooyin ku waajahan xaalada uu dalku marayo.
...
Thursday, September 27, 2018
-
Bangiga Adduunka Oo 30 Sano Kaddib U Oggolaaday Soomaaliya Deeq Lacageed Oo Malyiin Dollar Ah
Moqdisho(Berberatoday.com)-Bangiga aduunka ayaa oggolaaday in lacag gaareysa $80 malyan oo dollar lagu taageero dowlada Soomaaliya, si ay ugu maalgeliso dib u habeynta dhinaca maaliyada, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay muddo s...
Thursday, September 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Wareysi Kulul Oo Laga Qaadey Siyaasi Jaamac Shabeel ..” Aniga Sharaf Iyo Sumcad Dil Buu Igu Sameeyey ..”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Hordhaca Wareysi Kulul Oo Laga Qaadey Siyaasi Jaamac Shabeel .." Aniga Sharaf Iyo Sumcad Dil Buu Igu Sameeyey .."
https://youtu.be/N1f_lbacp5o?t=57
&nbs...
Thursday, September 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Telefishanka Dalka Imaaraadka Oo Wareysi La Yeeshay Wasiirka Ganacsiga Somaliland Iyo Arimaha Uu Kaga Hadley
Hargeysa(Berberatoday.com)-Telefishanka dalka Imaaraadka ayaa waxa uu wareysi la yeeshay wasiirka wasaaarada Ganacsiga Somaliland waxaana uu wasiirku sheegay in Imaaradka iyo Somaliland uu ka dhaxeeyo ganacsi Taarikhi ah isla mark...
Thursday, September 27, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyayaasha Iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Kala Duwan Ee Gobolka Saaxil Oo Iska Difaacay Eed Dacwad Dhul Loogu Jeediyay Oo Ay Sheegeen Inaanay Ka Garnaqin
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyayaasha Iyo Garsoorayaasha Maxkamadaha Kala Duwan Ee Gobolka Saaxil Oo Iska Difaacay Eed Dacwad Dhul Loogu Jeediyay Oo Ay Sheegeen Inaanay Ka Garnaqin
https://youtu.be/v9DB2wJ2SQ...
Wednesday, September 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuul Sare Oo Kasocda Dawlada deegaanka Somalida Itoobiya Oo Wajaale Soo Gaadhay Iyo Wasiir Xukumada Katirsan Oo Kulan La Qaatay
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-La taliyaha madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Bedel Xiis ayaa waxa uu maanta soo gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale. Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Soma...
Wednesday, September 26, 2018
-
Wafti Ka Socda Dalka Sacuudiga Oo Somaliland Soo Gaadhay Iyo Masuulka Weftiga Hogaaminaaya Oo Ah General Ciidan+Ujeedada Socdaalkoda
Hargeysa(Berberatoday.comn)-Warar hordhaca oo aan Helyno ayaa sheegaaya in uu dalka soo gaadhay wafti balaadhan oo ka socda ama yimid dalka Sucuudiga, waftigaasi oo ay wararku sheegayaan in uu hogaaminaayo Major General Ahmad Ha...
Wednesday, September 26, 2018
-
Maraykanka Iyo Iiraan oo Hanjabaado Culus Hawadda Isu Mariyay
USA(Berberatoday.com)-La taliyaha arrimaha ammaanka ee Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, John Bolton ayaa jeediyay hadal adag oo uu ku weerarayo Iiraan, shir uu ku qabtay magaalada New York ayuu Boltonku tilmaamay Iiraan inay ...
Wednesday, September 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye Oo Taariikhdiisa Abwaanimo Uga Waramay Wariye Axmed Siciid Cige
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye Oo Taariikhdiisa Abwaanimo Uga Waramay Wariye Axmed Siciid Cige
https://youtu.be/Tf5HGSM0_Iw?t=328
Berberatoda.com...
Wednesday, September 26, 2018
« Previous Page — Next Page »