-
Daawo Muuqalka”Culimada Somaliland Oo Saaka Isku Shubtey Xarunta Golaha Wakiilada Iyo Ujeedkooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Culimada Somaliland oo uu hor kacaayo wasiirka wasaarada diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxaana ay ka wadahadleen xeerka Kufsiga oo d...
Wednesday, September 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dawladda Iran Oo Soo Bandhigtay Rag Ay U Qab Qabatay Weerarkii Ahwaas
Iran(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Dawladda Iran Oo Soo Bandhigtay Rag Ay U Qab Qabatay Weerarkii Ahwaas
https://youtu.be/xl2Dcz8GmLw
Berberatoday.com...
Wednesday, September 26, 2018
-
Faysal Cali Waraabe Oo Shaaciyay Inay Somaliland Ku Casuumayaan Siyaasiyiin Somaliya Ka Socda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu shaaciyay in ay dhawaan magaalada Hargeysa ay ku casuumi doonaan siyaasiyiin ka socda Soomaaliya, Isagoo sidoo kalena shee...
Wednesday, September 26, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Basaborka Mareykanka Ee Uu Haystaa Caqabad Kaga Noqday Inuu Shirka Qaramada Midoobay Ka Qeyb Galo Iyo Sababta Oo La Shaaciyay
Muqdisho(Berberatoday.com0-Madaxweyne dawlada federaalka Soomaaliya Maxamed Abdullaahi Farmaajo ayaa markii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda.
Baraha bulshada ayaa la isku w...
Wednesday, September 26, 2018
-
“Ardayda Danyarta Ahi Ma Helaan Deeq Waxbarasho”Eng.Maxamed Xaashi Cilmi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa waxa si adag uga hadley xaalada ay ku sugan yihiin dugsiyada ay dawladu maamusho iyo deeqaha waxbarasho ee la siiyo qaar ka mid ah ardayda Somaliland.
Halkan H...
Wednesday, September 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maayarka Borama Oo Si Kulul Uga Hadlay Xilka Laga Qaadayo Sheegayna Inaanu Iscasilayn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Magaalada Borama ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley xilkisa Maayar nimo oo la sheegay in laga qaadaayo waxaana uu sheegay in uu sifo sharci ah xilkaasi ku yimid isla markaana uu sifo sharci a h k...
Wednesday, September 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabikariim Qalbi Dhagax Oo Xukumada Somalilanad Iyo Shacabkaba Ugu Baaqay Ina Somaliya Ka Caawiyaan Sidii Loo Xasilin Lahaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Jabhada ONLF oo maalintii shalay aheyd si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa ayaa maanta booqdey labada aqal baarlamaan ee Somalilan...
Wednesday, September 26, 2018
-
Sucuudiga Oo Daah Furay Tareen Casri Ah Oo Ka U Kala Bixi Doona Magaalooyinka Maka Iyo Madiina+Daawo Sawiro
Riyaad(Berberatoday.com)-Boqorka Sucuudiga ayaa maanta xariga ka jaray tareen dheereeyo oo casri ah oo ka howlgali doono labada magaalo ee bareykan ee Maka iyo Madiina.
Dhisitaanka khadka tareenka waxaa ku kacay 6.7 bilyan ...
Wednesday, September 26, 2018
-
Nuxurka Kulan Adag Oo Dhex-maray Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiyadda Qaranka Iyo Waxa Kasoo Baxay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wada-hadaladii hore looggu balansanaa ee u dhaxeeyey Xukuumadda iyo saddexda Xisbi Qaran isla mar ahaantaana ku saabsanaa arrimaha Doorashooyinka oo shalay ka qabsoomay aqalka Madaxtooyada Somaliland, ay...
Wednesday, September 26, 2018
-
Dawlada Israa’iil Oo La Sheegay Inay Basaasto Taleefannada 45 Dal, Oo Ay Ku Jiraan Maraykanka, Dalal Kale Oo Ay Saaxiib Yihiin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cilmibaadhayaal Kanadiyaan ah ayaa ka digay in barnaamij basaasid ah oo ay Israa’iil u adeegsato dhegeysita iyo dabagalka taleefannada ay isticmaalaan dadka jooga tobannaan dal. Arrintan oo muran x...
Wednesday, September 26, 2018
« Previous Page — Next Page »