-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Ramaax cali Hayste Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Faalo Uu ka Bixiyay Sababaha Ku Kalifay Inuu Xisbiga Kulmiye Ka Baxo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Barnaamij Dhamaystiran Ramaax cali Hayste Oo Eedihii Ugu Cuslaa Ujeediyay Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Faalo Uu ka Bixiyay Sababaha Ku Kalifay Inuu Xisbiga Kulmiye Ka Baxo
https:...
Tuesday, September 25, 2018
-
Halkan Ka Akhriso Mid Ka Mid Shilalka Baabuurta Ee Ugu La Yaabka Badan Dunida
Nablus(Berberatoday.com)-Shilal kala duwan oo Gaadiidka ah oo sababa dhimashada iyo dhaawaca iyo burburka hantida ayaa had iyo jeer ka dhac guud ahaan dunida, waxaana jira shilal aan haba yaraatee la sawiran karin siday u dhaceen ...
Tuesday, September 25, 2018
-
Boqolaal Milyan Oo Qof Oo Dunida Ku Kala Nool Oo U Dhinta Cabista Khamriga Iyo Tirada Haweenka Ee Khamriga Cabta !
New York(Berberatoday.com)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaaca ka qaaday in ilaa iyo saddex Milyan oo qof sanad kasta u geeriyoodaan Cabista Khamriga, taasoo macnaheedu yahay in labaatankii xaaladood ee dhimasho ah ...
Tuesday, September 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cabdkariin Qalbidhagax Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa maanta magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland si weyn loogu soo dhoweeyey Halgamaa Cabdikariim Qalbi Dhagax oo ay hore dawladda Muqdisho ugu dhiibtay dawladda Ethiopia.
Qalbi Dhagax oo kat...
Tuesday, September 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xoghayihii Degmada Ee Xisbiga Kulmiye Xaaji Cabdi Jaamac Aadan Oo Sheegay Inay Xidhmeen Dhamaan Xafiisyadii Xisbiga Ee Gobolka Saaxil Maamul Xumo Xisbi Awgeed Iyo Masuuliyiintii Xisbiga Gobolka Saaxil Uga Halgamay Oo Aan Xukumada Muuse Ka Dhex Muuqan
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoghayihii Degmada Ee Xisbiga Kulmiye Xaaji Cabdi Jaamac Aadan Oo Sheegay Inay Xidhmeen Dhamaan Xafiisyadii Xisbiga Ee Gobolka Saaxil Maamul Xumo Xisbi Awgeed Iyo Masuuliyiintii Xisbiga Gob...
Tuesday, September 25, 2018
-
Daawo Muuqalka”Tareen Ku Dhacay Goob Biriij Ah Oo Maraykanka Ku Taala Oo Khasaare Dhaliyey
USA(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Tareen Ku Dhacay Goob Biriij Ah Oo Maraykanka Ku Taala Oo Khasaare Dhaliyey.
https://youtu.be/s_XS12DZwlc?t=8
Berberatoday.com...
Tuesday, September 25, 2018
-
Maxkamad Sare Oo Ku Taallo Ingiriiska Oo Xukun Mar Kale Ku Ridday Dawlada Jabuuti
London(Berberatoday.com)-Maxkamadda sare ee England iyo Wales ee magaalada London ayaa horay u sii wadayso go'aankii 31-dii bishii Agoosto ee 2018-ka, kaas oo ahaa in shirkadda dekadaha ee dawladda Djibouti ("PDSA") ka mamnuucaysa...
Tuesday, September 25, 2018
-
Shirkada Turkiga Ee Maamuusha Dekada Muqdisho Oo Shaacisay Dhaqaalaha Marsadaasi Bilwalba Ka Soo Baxda”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Moqdisho(Berberatoday.com)-Shirkada Turkiga Ee Maamuusha Marsada Muqdisho Oo Daaha Ka Fayday Dhaqaalaha Marsadaasi Bilwalba Ka Soo Baxda Oo Imika Dhan Lacag 10MILYAN OO DOLAR BILWALBA kana soo qaaday labo milay iyo badh oo maamulk...
Tuesday, September 25, 2018
-
Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Xidhiidh Uu Sucuudigu Somaliland La Yeesho –
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof:Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, iyo masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku waajahan xidhiidhka la sheegay inuu Sucuudigu doonayo inuu la...
Tuesday, September 25, 2018
-
Madaxwenaha DDSI Oo Soo Saaray Awaamiir Culus, Sheegayna In Mudo Shan Cisho Gudahood Lagu Soo Magacaabi Doono Maamulada Degmooyinka
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in muddo shan cisho gudahood lagu soo dhisi doono maamulada degmooyinka kaddib markii uu dib u dhac ku yimid dhamaystirka howla...
Monday, September 24, 2018
« Previous Page — Next Page »