|
Warar
-
Soomaali Badan Oo Jejabiyey Falaasadahoodii Shaaha, Ka Dib Markii Lagu Arkay Kiniin Gudahooda Ku Jira
Kenya(Berberatoday.com)-Soomaalida ku xidhiidhta baraha bulshada ee Internet-ka ayaa si aad ah iskula wadaagayay muuqaallo ay ku burburinayaan Falaasadaha shaaha iyagoo sheegaya in ay ku jiraan saddex Xabbo oo Kiniin ah, kiniinkaa...
Friday, September 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Nin Uu Silciyay Cabdi Iley Oo Soo Miir Kacay Isagoo Lagu Murmayo Halka Lagu Aasi Lahaa Iyo War Murugo Leh UU Sheegay
"Waxaan soo miyir saday iyadoo laga arrinsanyo meeshii la igu aasi lahaa" ayuu yidhi Xasan Axmed oo dib u milic sannado badan oo uu xoriyaddiisa ku waayay in looga shakiyay in uu ONLF taageero.
Â
Â
Isaga oo BBC-da uga warr...
Friday, September 21, 2018
-
Ethiopia Oo Sheegayo Inay Yeelan Doonta Madaxaweyne Ama Ra’iisul Wasaare Xigeen Somali Ah
ddis Ababa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya, Faarax Macalin Dawaar ayaa sheegay war ka yaabiyey dad badan oo Soomaali ah, gaar ahaan dadka Soomaali Galbeed, oo ku saabsan mustaqbalka siyaasadeed ...
Friday, September 21, 2018
-
11 Lamaane Oo Aroos-wadareed Loogu Samaynayo Madaxtooyada Somaliland Iyo Sababta Keentay
Hargeysa(Berberatoday.com)-11 Gabdhood, ayaa Aroos-wadareed loogu qabanayaa Madaxtooyada Somaliland, waxaanay noqonaysaa dhacdadii ugu horreysay ee nooceeda ah ee Madaxtooyada Somaliland ka qabsoonta, iyaga oo ay 11-kaas Hablood A...
Friday, September 21, 2018
-
Madaxweynaha Deeganka Soomalida Maxuu Ka Yidhi In Jeelka Lagu Dhex Garaaco Cabdi Maxamuud Cumar”Daawo Muuqal
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee deeganka Somalida Md Mutafe Cagjar ayaa waxaa uu ka Hadley wararka sheegaya in jeelka magaalada Addis Ababa lagu dhex garaaco madaxweynihii ka horeeyey Cabdi Maxamuud Cumar oo xidh...
Friday, September 21, 2018
-
Madaxweynihii Dalka Vietnam Oo Geeriyooday Iyo Inta Da’diisu Aheyd
Saigon(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Vietnam Tran Dai Quang ayaa maanta geeriyooday isaga oo ay da’diisu aheyd 91 sano, kadib xanuun uu muddo la jiifay.
Wakaalada rasmiga ah ee dalka Vietnam, ayaa maanta shaacisa...
Friday, September 21, 2018
-
Wuu Farxay Markii Loo Sheegay In Samafale Magaciisa Qariyey Uu Kelli Siinayo, Laakiin U Qaadanwaa Ayaa Ay Ku Noqotay Markii Uu Ogaaday Qofka Leh Kellida Loo Geliyey
Riyaad(Berberatoday.com)-Wiil u dhashay Sucuudiga ayaa go’aansaday in mid ka mid ah keliyihiisa uu ugu deeqdo aabihii oo muddo dheer keliyuhu fadhiyeen.
Walaa’ Ismaaciil Caashuur oo 24 sano jir ah ayaa mar ay la hadasha...
Friday, September 21, 2018
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Caaqil Iyo Suldaan La Damacsanaa In La Caleema Saaro Iyo Sababta Xadhigooda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada amaanka ayaa xabsiga dhigay guoomiyihii cuqaasha gobolka maroodijeex caaqil Halac Colaad Jaamac Iyo Suldaan Siciid Cabdi Jaamac(Hadhiye) oo la damacsan yahay in dhawaan la caleemo saaro.
Â...
Friday, September 21, 2018
-
Soomaali Ku Go’doonsan Gudaha Deegaanka Oromada Oo Qaylo Dhaan Soo Dirsaday
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Soomaalida ku nool deegaanka Balbaleyti oo ka tirsan gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay sheegeen in ay kala kulmayaan qowmiyaddii kale...
Thursday, September 20, 2018
-
Daawo Muuqalka” Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Laba Xeer Oo Mihiim Ah Iyo Nooca Ay Yahiin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Golaha Wasiirada Somaliland ayaa waxaa ay shirkoodii khamiis laha ahaa ee Maanta ay ku ansixiyeen laba Xeer oo kala ah Xeerka Hawl gabka iyo xaq siinta ciidamada Somaliland iyo Kaabis iyo wax ka bedel ...
Thursday, September 20, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|