-
Dablay Hubaysan Oo Gabadh Ku Dhex Toogtay Gudaha Fasalka Jaamacaddii Ay Wax ka Baraneysay Magaalada Muqdisho. M
Muqdisho(Berberatoday.com)-Kooxo hubeysan ayaa duhur-nimadii maanta gudaha Jaamacada UNISO ku dhax toogtay gabadh Ardey aheyd oo lagu magacaabi jiray Aamina Xusseen Xassan gudaha fasalkii ay wax ka Baraneysay.
Maamulka Jaamacad...
Saturday, September 22, 2018
-
“Hamiga Aanu Qabno Waa In Madaxweyne Farmaajo Hargeysa Tago Muuse Biixi-na Uu Moqdisho Ka Soo Dego ..” Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya”Daawo Muuqal
Muqdisho(Berberatoday.com)-"Hamiga Aanu Qabno Waa In Madaxweyne Farmaajo Hargeysa Tago Muuse Biixi-na Uu Moqdisho Ka Soo Dego .." Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya"Daawo Muuqal
https://youtu.be/TNa6r5Gl3lQ
...
Saturday, September 22, 2018
-
“Xisbiyadii Iyo Bulshadii Waxan Ka Hadli Lahayd Ayaa Lagu Mashquulinayaan Xeerka Kufsiga, Iyadoo Gobolo Dhan Oo Somaliland Ay Soo Galeen Madaxwaynayaal” Xil Siciid Cartan”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan oo kamida Golaha Wakiilada Somaliland ayaa wasiirka diinta iyo awqaaftan ku dhaliilay ka hadalka xeerka kufsiga isago oo sheegay in xeerkan bilowgiisii ay ka doodeen golaha wasii...
Friday, September 21, 2018
-
Xulka Dawladda Hoose Hargeysa Oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Oo Shirkadda Telesom Maal-galisey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta Somaliland, tartankan oo ay gabi ahaantiisaba maal...
Friday, September 21, 2018
-
Wargayska Indian Ocean Oo Warbixin Xasaasiya ka Qoray Xaqiiqada Heshiis Somaliland la Gashay Bangi Un Maxtor Bank. Iyo Tayada Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Biixi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wargayska Indian Ocean Newspaper(Africaintelligence.com) oo kasoo baxa dalka faransiiska ayaa 14 bishan warbixin ka qoray hashiis ay dhawaan wasaarada maalgashiga somaliland la gashay Bank Un Maxtor Ba...
Friday, September 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Dirir,Sheekh Berberaawi Iyo Sheekh Maxamed Aadan Oo Xeerka Kufsiga Ku Tilmaamay Mid Sharciga Islaamka Ka Horimanaya Oo Xaaraana
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Dirir,Sheekh Berberaawi Iyo Sheekh Maxamed Aadan Oo Xeerka Kufsiga Ku Tilmaamay Mid Sharciga Islaamka Ka Horimanaya Oo Xaaraana
https://youtu.be/M7bFb5CJmb8
https://youtu.be/y...
Friday, September 21, 2018
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbi Mucaraad Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxamud Cali Saleebaan oo ku magac dheere Ramaax Cali Hayste oo lix kamid Gobolada Somaliland Gudoomiye Gobol kasoo noqday xiligii Xukumadii Madaxweyne Siilanyo islamarkaana kamid ahaa kaadiriyiinta Xisb...
Friday, September 21, 2018
-
“Meel Kasta Hadii La Mariyo,Walaahi In Aanu Xeer Naqoneyn” Sheeh Cabdilaahi Barbarawi Oo Si Kulul Uga Hadley Xeerka Kufsiga”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Meel Kasta Hadii La Mariyo,Walaahi In Aanu Xeer Naqoneyn" Sheeh Cabdilaahi Barbarawi Oo Si Kulul Uga Hadley Xeerka Kufsiga"Daawo Muuqal
https://youtu.be/yI-iEHtn4KI
Berberatoda...
Friday, September 21, 2018
-
Ciidamada Puntland Oo Duleedka Degmada Badhan Ku Dilay Suldaan Caan Ah
Badhan(Berberatoday.com0-Askari ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa meel wax yar u jirta Degmada Badhan waxa uu saaka ku dilay Rabbi naxariistii janno ha ka waraabiyee Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ahaan madax dhaqameedka dee...
Friday, September 21, 2018
-
Fariin Caafimaad”Cuntooyinka Fudud Oo La Ogaaday Inay La Dagaalamaan Cimri Dhererka !
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marar badan ayaa waxay Dhakhaatiirtu kula taliyaan dadka buurbuuran ee had iyo jeer ka cawda buurnida xad dhaafka ah, iyagoo cuna cuntooyinka fudud si uu miisaankoodu hoos ugu dhaco.
Deraasad soo baxd...
Friday, September 21, 2018
« Previous Page — Next Page »