-
Daawo Muuqalka”Hooyo 50 Sano La-dhiban Ubadkeedii Oo 4 Ah Oo Aanay Maskaxdoodu Korin Iyo Caawimo Ay Dalbatay
Burco(Berberatoday.com)-Hooyo Gaasiira Ducaale shire waxay mudo 50 sano ah la taagdarayd afar qof oo ay dhashay, oo alle xuskeedi ka qaday mid kamid ah, halka saddexda kalena ay dhakhatiirtu usheegeen inaanay korinba samaynin mask...
Saturday, September 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Salaad Shugri Tukaday Markii Uu Xisbigiisa Ramaax Cali Hayste Ku Biiray Xil Deg Deg Ahna Umagacaabay”Salaad Shukri Baan Tukadey Markii Nagu Soo Biiray Ramaax”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in si kal iyo laab ah uu xisbiga UCID ugu soo dhaweynaayo SIyaasi Ramaax isla markaana markii uu xisbigaas Ku Soo ...
Saturday, September 22, 2018
-
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Weeraray Ciidan Uu Watay Taliye Jamaal Baaxad Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Ciidanka qaranka Somaliland ayaa galabta weerar ku qaaday ciidan uu wato taliye Jamaal Baaxad oo dhawaan sheegay inuu ka goostay ciidanka qaranka Somaliland isla markasina ku biiray jabhadda kornayl ca...
Saturday, September 22, 2018
-
Dawlada Ingiriiska Oo Sheegtay In Aaney Aqoonsaneyn Passport-ka Somaliya Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Ingiriiska ayaa sheegtay in aaney wakhtigan aqoonsaneen in dalkeeda lagu galo Passport-ka Somaliga ee dalka Somaliya .
Caroline Nokes oo ah wasiirka Socdaalka ee dalka Ingiriiska oo todobaadk...
Saturday, September 22, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Sannadkii 2-Aad Shirka Qaramada Midoobay Ka Baaqdey Iyo Sababta
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sannadkii 2aad ka baaqday shirka Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa sababo la xidhiidha dhalashadiisa Mareykanka ah.
Wasiir arrimaha dibadda A...
Saturday, September 22, 2018
-
Daawo Muuqalka”Reer Laascaanood Maxay Ka Yidhaahdeen Sumada Cusub Ee Baabuurta Somaliland
Laascanood(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Reer Laascaanood Maxay Ka Yidhaahdeen Sumada Cusub Ee Baabuurta Somaliland
https://youtu.be/p3vfDnG_-Lc
Berberatoday.com...
Saturday, September 22, 2018
-
Xabsiga Jeel Ogaadeen Oo Maanta Si Rasmiya Loogu Xidhay
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la xidhay xabsiga jeel ogaadeen oo ahaa jeel tacadiyo badan loogu geysan jiray dadka mudaddii uu maamulka dawlad deegaanka...
Saturday, September 22, 2018
-
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo La Sheegay Inuu Xil Umagacaabay Ramaax Cali Hayste Oo Shalay Xisbigaas Ku Biiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta u magacaabey xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Siyaasi Maxamud Cali Hayste Ramaax oo maalintii shalay aheyd ...
Saturday, September 22, 2018
-
Maayarka Gabiley Oo Shaaciyay In Ilduuf Ku Dhacay Gobolka Kuna Waayeen Xaqiisii Iyo Aragtida Ay Shacabku Ka Bixiyeen.
Woxogaa Ilduuf Ah Ayaa Intan Danbe Nagu Dhaca Oo Gobolku ku Waayay, Wixii Aanu Xaqa Ulahayn Ee Gabiley Lixda Gobolka Wax kula Qaybsan Jirtay”Maayarka Gabiley
Gabiley(Berberatoday.com)-Maayarka Magalada Gabiley Maxamed Cumar C...
Saturday, September 22, 2018
-
Inka Badan Afartan Qof Oo Ku Geeriyooday Doon Ku Dagtay Dalka Tansaaniya
Tansaniya(Berberatoday.com)-Doon sitay boqolaal qof ayaa ku dagtay harada figtooriya ee dalka tansaaniya taasi oo ay ku geeriyoodeen inka badan afarkan qof halka wali laga qabsi qabo in uu khasaaruhu intaa ka badan yahay.
Halka...
Saturday, September 22, 2018
« Previous Page — Next Page »