-
Nin Dhibaato Uu Kala Kulmay Calanka Somaliland Oo Uu La Dhex Maray Badhan Isu Deldelay Iyo Maydkiisa Oo Xabsiga Laga Dhex Helay
Badhan(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Maxamuud Ladiif Cismaan ayaa ku geeriyooday Xabsi ku yaala Magaaladda Badhan oo ay ku xidheen ciidamo taabacsan Puntland, ka dib markii uu faras Magaalaha la dhex mar...
Sunday, September 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Suxufiyiin Rug Cadaa Ah Oo Fashiliyey Sababaha Uu Madaxweyne Gaas U Yimid Magaalada Badhan
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suxufiyiin Rug Cadaa Ah Oo Fashiliyey Sababaha Uu Madaxweyne Gaas U Yimid Magaalada Badhan
https://youtu.be/yzEm3oYa7PQ?t=291
Berberatoday.com...
Sunday, September 23, 2018
-
“Mucaaradku Inta Ay Ka Hadlayaan Hebel Baa Yidhi, Ha Ka Hadlaan Baahiyaha Aasaasiga Ah” Abwaan Laab-Saalax.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xassan Dhuxul Laabsalaax ayaa waxaa uu si qiiro leh uga Hadley xaalada ay ku sugan yahiin Dugsiyada ay dawladu Maamusho iyo waliba ardeyda danyarta ah ee Dhigta
Abwaan Laabsalaax ayaasheegay in...
Sunday, September 23, 2018
-
Daawo Muuqalka”Korneyl Jamaal Baaxad Oo Ka Hadley Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamadiisa Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Korneyl Jamaal Baaxad Oo Ka Hadley Dagaalkii Shalay Dhex Maray Ciidamadiisa Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland
https://youtu.be/SSmwAyj5Euk
Be...
Sunday, September 23, 2018
-
Dalladda Nagaad Maxay Ka Tidhi Doorka Xeerka Kufsiga Iyo Doodda Culimadu Xaaraanta Kaga Dhigeen?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalladda Ururrada Haweenka Somaliland ee Nagaad, ayaa difaacday Xeerka Kufsiga iyo Tacaddiyada Jinsiga ee Somaliland, Xeerkaas oo Buuq iyo Muran dhaliyey, isla markaana ay Culimadu diidmo kala horyimaadd...
Sunday, September 23, 2018
-
Budhcad Badeed Afduubtay Markab Ay Saarnaayeen 12 Shaqaale Ahi Iyo Goobta Afduubku Ka Dhacay
Nigeria(Berberatoday.com)-Kooxo Budhcad badeed ah oo udhashay Dalka Nigeria ayaa afduubay markab ay saarnaayeen dad gaadhaaya ilaa 12 qof oo shaqaale ah .
markabkan ayaa ku jiray biyaha Badda dalka Nigeria , isaga oo u dhexeeye...
Sunday, September 23, 2018
-
Waxyaabihii la Yaabka Lahaa Ee Lagu Arkay Jeel Ogaadeen Iyo Dad ka Sheekeeyay Sidii Loo Ciqaabi Jiray+Dhacdooyin Murugo Leh.
Jigjiga(Berberatoday.com)-Waxaa si kama dambays ah loo xaqiijiyey in la xidhayo jeelkii dhexe ee dawlad degaanka Soomaalida ee loo yaqaannay Jeel Ogaadeen.
Xabsigaas oo tacaddiyo badan loogu gaysan jiray dadka maxaabiista ah si...
Sunday, September 23, 2018
-
Caasimadda Canada Oo Ay Soo Foodsaartay Laydha La’aani Iyo Sababta Keentay
Canada(Berberatoday.com)-Ilaa 200,000 oo guri ayaa laydh la'aani soo food saartay caasimadda dalka Canada ee Ottowa , iyada oo ay dadku cabsi badan qabaan.
Laydh la’aantan ayay sababtay Duufaanta Cyclone oo markii labaad ku ...
Sunday, September 23, 2018
-
Laba Arimood Oo Boqortooyada Sucuudigu Dooneyso Inay Ka Caawiso Somaliland .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Boqortooyada Sucuudiga ayaa la sheegay inay dooneyso inay xidhiidh dhaw oo cusub ay la yeelato dalka Jamhuuriyada Somaliland
Wararka ay Wargeyska Geeska Africa helay waxaa ay xaqiijinayaan in ...
Sunday, September 23, 2018
-
Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaal Shalay Dhex Maray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Ciidanka Uu Watey Korneyl Jamaal Baaxad .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka Somaliland ayaa shalay Weerar ku qaaday ciidamada uu Watey Korneyl Gamaal Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidamada qarankaisla markaana sheegay in uu ku biiray jabhada uu hogaamiye Korneyl...
Sunday, September 23, 2018
« Previous Page — Next Page »