-
“Tabashada Beeshaydu Qabto Waa Wax Jira Waana Wax Xaqiiqo Ah ” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Tabashada ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ka qabto biisha uu ka soo jeedo ee Garxaajis ay tahay tabasho...
Wednesday, September 19, 2018
-
“Xeerka Kufsigu Waa Gaalnimo , Diinta-na Wuu Ka Hor Imanayaa, Madaxweyne Maxaa Ku Kelay Kumee..” Siyaasi Jaamac Shabeel”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada dala Haya ee Kulmiye Md Jaamac Shabeel ayaa waxaa uu si kulul u eedeeyey isla markaana uu ku tilmaamay xeer xaaran ah oo gaalnimo ah xeerka Kufisga oo ay dhawaa...
Wednesday, September 19, 2018
-
Qaabkii Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed Loogu Soo Dhoweeyey Kuuriyadda Waqooyi
Piayayong(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Kuuriyadda Waqooyi ayaa si weyn usoo dhoweeyey dhigiisa dalka Kuuriyadda Koonfureed .
Madaxweynaha Kuuriyadda Koonfureed ayaa gaadhey caasimadda Biyoon Yan ee Kuuriyadda Waqooyi,...
Wednesday, September 19, 2018
-
“Xisbiyadeenna, Waxaad Mooddaa Inay Aqoon-darro Badani Ka Haysato Xaga Shuruucda, Warbaahintana Ka Hadlayaan Dad Aan Waayo-aragnimo U Lahayn Maamulku..” Wasiirka Gaadiidk JSL
Wasiirka Gaadiidka Oo Si Adag Uga Jawaabay Dareenka Xisbiyada Mucaaridka Ee Tacriifada Summada Gaadiidka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda JSL ayaa si adag uga jawaabtay Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid oo shalay ga...
Wednesday, September 19, 2018
-
Lammaanaha Ugu Cimriga Dheer Qoysaska Adduunka Iyo Muddada Ay Wada Noolaayeen !
Tokyo(Berberatoday.com)-Lammaane u dhashay Dalka Japan ayaa waxay ku guuleysteen inay noqdaan lammaanihii is qabay muddada ugu dheer ee ay wada nooladaan Lammaane is qaba oo Dunida ku nool.
Lammaanahan ayaa waxa magacyadooda la...
Wednesday, September 19, 2018
-
Wasiirka Waxbarashadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Qaybo Kamida Dugsiga Maxamuud Axmed Cali Oo La Iibiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashadda iyo sayniska Proffesor Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa warqad uu soo saaray uga digay maamulka dawladda Hoose ee Hargeysa in ay dhismaha Dugsiga Maxamuud Axm...
Wednesday, September 19, 2018
-
Madaxweyne Biixi Iyo Hoggaanka Xisbiga Waddani Oo Kulan Gondaha Is Daray, Waddani Oo Dalbaday In Guddiga Doorashada La Kala Diro Iyo Mawqifka Madaxtooyada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo hogaanka xisbiga Waddani ayaa shalay kulan gondaha isku daray , waxaana kulanka loogu sii gogol xaadhayay kulan maanta dhex marayaa saddex xisbi qaranoo u...
Wednesday, September 19, 2018
-
“Hadraawi Waa Shakespear-Ka Somaliland, Somaliland Waa Qarankii Gabayga…” Marry Harber.
Hargeysa(BerbeSaxafiyadda Caanka ah ee Marry Harber ahna qoraa ka tirsan idaacadda Bbc-da qaybta Ingiriisida ayaa booqasho ay ku timid Somaliland waxa ay wax kaga qortay Abwaanka dhulka Somalida caanka ka ah ee Maxamed Ibraahim Wa...
Wednesday, September 19, 2018
-
Daawo Muuqalka”Qaar Kamida Culimadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hor Yimid Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Qaar Kamida Culimadda Somaliland Oo Si Adag Uga Hor Yimid Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland
https://youtu.be/s2gorONvFlE
Berberatoday.com...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Qado Sharaf U Sameeyey Fanaanada Farxiya Fiska , Xilna U Magacaabey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta magaalada Hargeysa uu qado sharaf ugu sameyey fanaanada Farxiya Fiska isla markaana waxuuu sheegay in Farxiya fiska ...
Tuesday, September 18, 2018
« Previous Page — Next Page »