-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenkii Maamulka Galmadug Oo Xilkii Laga Qaadey
Galmudug(Berberatoday.com)-Xildhibaanno maanta ku shiray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey oo ku sugan degmada Cadaado...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Boob Iyo Bililiqo Ka Bilaabmatey Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Itoobiya
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Boob Iyo Bililiqo Ka Bilaabmatey Magaalada Adis Ababa Ee Dalka Itoobiya
https://youtu.be/bT-2WyyW4hU
Berberatoday.com...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Gacan Ku Dhiiglihii Dhawaan Gabadha Ku Diley Ceel-afwayn Oo Ceerigaabo La Soo Gaadhsiiyay Iyo Ciidamada Booliska Oo Lagu Wareejiyay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gacan Ku Dhiiglihii Dhawaan Gabadha Ku Diley Ceel-afwayn Oo Ceerigaabo La Soo Gaadhsiiyay Iyo Ciidamada Booliska Oo Lagu Wareejiyay
https://youtu.be/cgiDFP_RxmU?t=45
&nbs...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dibadbaxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Addis Ababa, Kaddib Markii La Dilay 23 Qof
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dibadbaxyo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana la xidhay goobaha ganacsiga kaddib markii dad cadhaysan ay dhigeen dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilka 23 qof kad...
Tuesday, September 18, 2018
-
Madaxweyne Geele Iyo Madaxweyne Afawerki Oo Xalay Is Gacan Qaaday
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa xalay gacan qaad taariikhi ahi uu dhex maray madaxweynayaasha dalalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele iyo Ereteriya Issias Afawerki.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Jidda ee dalka Sucuudi...
Tuesday, September 18, 2018
-
Jacaylka Aynu U Qabno Cunista Hilibka Xooluhu Waa Dareen Nafsi Ah Oo Aynu Awoowyadeen Ka Hidde Raacnay”Cilmi Baadhis
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cilmibaadhis cusub ayaa lagu ogaaday in uu jiro dareen xoog badan oo dadka badankooda ku riixa cunista hilibka, kaas oo marar badan ka badiya xitaa doonistooda ah in ay iska yareeyaan ama joojiyaan. ...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Iskaashatada Gaadiidlayda Tawakal Ee Ukala Goosha Jabuuti Iyo Somaliland Oo Xukuumada Ku Bogaadiyay Dhismaha Jidka Cali Xaydh,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Iskaashada gaadiidayda Tawakal ee u kala goosha gobolada Somaliland iyo jabuuti ayaa xukuumada Somaliland ku amaanay dhismaha iyo dactirka ay ka bilowday wadada.
Ururkan ayaa qado sharaf ku m...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Shirkadihii Hore U Maamuli Jiray Keydka Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Xukuumadda Oo Is Afgarad Ka Gaadhay Wareejintii Keydka Haamaha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray sidii wada-jir iyo is-fahan loogu dhammayn lahaa wareejinta haamaha shidaalka Berbera la qaadatay guddida ay ku bahoobeen g...
Tuesday, September 18, 2018
-
Mexico: Meydadka Lix Qof Oo Kurka Laga Jaray Oo Meel Wado Ah Laga Helay !
Mexico(Berberatoday.com)-Ciidammada Gobolka Sonora ee Waqooyiga Dalka Mexico ayaa waxay shaaciyeen inay heleen meydadka lix qof oo kurka laga jaray.
Masuul ka tirsan ciidammadaasi oo magaciisa aan la shaacin ayaa sheegay in lag...
Tuesday, September 18, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Somaliya Oo Si Adag Uga Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya.
https://youtu.be/zMIIc4JBlkY
Berberatoday.com...
Tuesday, September 18, 2018
« Previous Page — Next Page »