-
Mareykanka”Nin Caadaystay In Dumarka Uu Hudheello Cunto Geeyo Kaddibna Lacagta Kaga Baxsado Ayaa La Qabtay
Washington (Geeska)- Marjorie Moon farxad baa ay u ahayd ballantii haasaawe ee ay ku kulmeen Paul Guandalupe Gonzales oo ku casuumay hudheel ka mid ah kuwa ugu qaalisan magaalada Los Angeles sannadkii 2016 ka, laakiin farxadda...
Tuesday, September 18, 2018
-
Maraykanka Oo Canshuuro Hor Leh Ku Rogay Alaabada Shiinaha
USA(Berberatoday.com)-Dalka Maraykanka ayaa canshuuro cusub ku soo rogay badeecadaha Shiinaha looga soo dhoofiyo oo qiimaheeda lagu sheegay 200 oo bilyan oo doolarka Maraykanka ah.
Canshuurahaas ayaa dhaqan gali doono qaybaha d...
Tuesday, September 18, 2018
-
Xukuumadda Oo Boqorka Sucuudiga Ku Bogaadisay Xalinta Khilaafka Gobalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Biixi uu martiqaad rasmi ah u diray khubaro iyo diblomaasiyiin shisheeye oo wakhtiyadii ay Marxuum Cigaal iyo Madaxweyen Rayaale talada hayeen u doodi ...
Tuesday, September 18, 2018
-
Jabhadda ONLF Oo Sheegtay Inay Itoobiya Ka Dalbanayso In Afti Aayo-Ka-Tashi Laga Qaado Shacabka Soomaalida –
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Jabhadda ONLF ayaa sheegtay inay Rayalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ka dalban doonto xaq aayo ka tashi oo ah in gobalku noqdo mid ka madaxbanaan Itoobiya.
Wakaaladda wararka ee Bloomberg ay...
Tuesday, September 18, 2018
-
Xildhibaanno Xaaraan Ku Tilmaamay Lacagta Wasiirka Maaliyaddu Ku Beddelayo Bileydhada Labarada Baaburta
Hargeysa(Aftahannews)- Xildhibaanno ka tirsan Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay si adag uga hadleen tacriifad ay Wasaarka Maaliyaddu sheegay in lagu beddeli doono Taarikadii hore ee Gaadiidka dalka h...
Monday, September 17, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maxaabiis Waxku Baratay Xabsiga Dhexe Ee Hargeysa Oo Abaal-marino La Gudoonsiiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa bartamaha xabsiga dhexe ee magaalada Hargeysa maanta lagu qabtay munaasibad balaadhan oo abaalmarino lagu gudoonsiinayay 115 Maxbuus oo casharo kala duwan lagu siinayay xabsigaasi.
Munaasibadan ...
Monday, September 17, 2018
-
Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Nabadeynta Beelaha Koonfurta Gobolka Sool
Laascaanood(Berberatoday.com)-Shirweynihii nabadeynta Beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay koonfurta gobolka Sool ayaa waxa uu si rasmi ah uga furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Waxaana ka soo qayb galay...
Monday, September 17, 2018
-
Qaramada Midoobey Oo Digniin U Dirtey Dalka Israel Iyo Nooca Digniintu Tahay
New York(Berberatoday.com)-Ergeyga Qaramadda Midoobay uqaabilsan nabadeynta Bariga Dhexe Nickolay Mladenov ayaa uga digay Israa'iil in ay burburiso tuula ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku taal dhulka ay Yhuudda haysata ee daanta...
Monday, September 17, 2018
-
Guddoomiyaha Jabhadda Oromada Ee OLF Oo Ethiopia Soo Gaadhey Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Jabhadda u dagaalanta xoriyadda Qoomiyadda Oromadda dalka Ethiopia ee la yidhaahdo Oromo Liberation Front ( OLF ) ayaa dalka Ethiopia oo uu muddo laba Qarni ah mastaafuris kaga maqnaa kus...
Monday, September 17, 2018
-
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagay Dalka Sucuudiga Oo Ay Ku Sugan Yahiin Hogaamiyayaasha Itoobiya Iyo Eritrea + Ujeedkiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu safar deg deg ah oo aan la sii shaacin ku tagaymagaalada Jeddaha ee Boqortooyada Sucuudiga .
Ilaa hada wax xog ah lagama hayo ujeedka ...
Monday, September 17, 2018
« Previous Page — Next Page »