-
Daawo Muuqalka”Sheekh Cali-iid Oo Kamida Culimada Berbera Oo Soo Bandhigay Cidhib Xumada Ay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo Kaga Tagtay Gobolka Saaxil Iyo Shacabkiisa,Baaq Culusna Udiray Madaxweyne Muuse Biixi
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Cali-iid Oo Kamida Culimada Berbera Oo Soo Bandhigay Cidhib Xumada Ay Xukumadii Madaxweyne Siilanyo Kaga Tagtay Gobolka Saaxil Iyo Shacabkiisa Iyo Baaq Culusna Udiray Madaxweyne Muus...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Wargeyska Foore Oo Iska Difaacay Dacwadii Booliska Somaliland Ka Gudbiyay Iyaga Oo Cadeeyay In Warbixinta Lagu Haysto Ay Soo Saartay Dalada Madaxa Banaan Ee SONSAF
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuuliyiinta Wargeyska Foore Oo Iska Difaacay Dacwadii Booliska Somaliland Ka Gudbiyay Iyaga Oo Cadeeyay In Warbixinta Lagu Haysto Ay Soo Saartay Dalada Madaxa Banaan Ee SONSAF
https:/...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Taliska Qeybta Booliska Berbera Oo Ka Hadlay Khamri Tira Badan Oo Lagu Qabtay Kaantaroolka Galbeed Ee Berbera Iyo Sida Farshaxanka Leh Ee Loo Soo Qariyay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Taliska Qeybta Booliska Berbera Oo Ka Hadlay Khamri Tira Badan Oo Lagu Qabtay Kaantaroolka Galbeed Ee Berbera Iyo Sida Farshaxanka Leh Ee Loo Soo Qariyay
http...
Sunday, September 16, 2018
-
USA: Shirkad Magdhow Siisay Shaqaale ay Soomaali Ku Jirto
USA(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah shirkadaha hilibka ee ugu wayn dalka Maraykanka ayaa ogolaatay heshiis dhexdhexaadin ah oo ku kacaya lacag ka badan hal milyan oo doolar oo magdhow ah.
Lacagtan ayaa la siinaya shaqaale Musli...
Sunday, September 16, 2018
-
Wasiirka Maaliyaddu Muxuu Ka Yidhi Sharciyadda Lacagta Lambnarada Cusub Ee Ee Gaadiid Uu Ku Dallacay?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi, ayaa difaacay Wareegto Lacag Lix Boqol oo Kun oo Shilinka dalka ah iyo ka badan ku soo rogaysa Gaadiidka Afarta Taayir leh iyo ...
Sunday, September 16, 2018
-
Gabiley: Maxkamad Xukuntay Dad Lagu Qabtay Cuntooyin Dhacay Oo Ay Taariikhdeeda Cusboonaysiinayeen Si Ay Dib Ugu Iibiyaan
Gabiley(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Gabiley ayaa Shalay Xukuntay in la gubo Khamri qabtay, Daawooyin iyo Sharaab dhacay oo la qabtay iyadoo Ganacsadii lahayd Taariikhda ka beddelayaan si ay Dadka uga iibiyaan.
Guddoomi...
Sunday, September 16, 2018
-
Akhriso: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Guud Ahaan Somaliland, Ardayda Ugu Sarreysay Iyo Sida Gobolladu U Kala Horreyaan
Hargeysa(berberatoday.com)-Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay ku dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo dhexe ee Sannad-dugsiyeedkii 2017-2018.
Akhristayaal wuxuu Wargeyska Him...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Uhadlay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inaanay Qaadan Labarada Gaadiid Ee Cusub Iyo Sababtoo Ay Ucuskadeen Lacagta Lagu Bixiyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa ku Baaqay inaanay Shacabka Somaliland aqbalin bixinta Lacagta Lixdanka Doollar ah ee u dhiganta Lixda Boqol ee Kun ee Lacagta dalka ah ee uu Wasiirka Maa...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dalka Filibiin Oo Ay Ku Dhufteen Dabaylo Iyo Dufaan Is Wataa
Filibiin(Berberatoday.com)-Waxa dalka Filibiin ku dhuftay dabaylo iyo dufaano is wata, kuwaas oo waxyeelo u geystay qaybo kamid ah dalkaasi, waxaana xidhmay wadooyin badan oo Halbowle ah.
Dhir ayaa kusoo dhacday goobahaasi wado...
Sunday, September 16, 2018
-
Dowladda Soomaaliya iyo ICAO oo Go’aanno Cusub isla Qaatay iyo Dakhliga Hawada oo Kordhay
Canada(Berberatoday.com)-Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Salaad, ayaa ka warbixiyey go’aanno ay isla qaateen Hay’adda Hawada u qaabbilsan Dunida ee ICAO oo Maamusha Hawada ...
Sunday, September 16, 2018
« Previous Page — Next Page »