|
Warar
-
Daawo Muuqalka Wareysi Dhamaystiran”Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlaya Xaalada Guud Ee Dalka,Dhaqaalaha Iyo Hantida Qaranka Ee Gacanta Dawlada Lagu Soo Celiyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ku saabsan xaalada guud ee dalku ku sugan yahay...
Sunday, September 16, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hargeysa Ku Casuumay Diblomaasiyiinta Iyo Khubaradii Shisheeye Ee Somaliland U Doodi Jiray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa Ku marti Qaadey Diblomaasiyiin iyo aqoon yahano ajaanib ah ee ka mid ah ajaaniibta taageersan ee u dooda qadiyada Madax banaa...
Sunday, September 16, 2018
-
Itoobiya Oo Sheegtay Inay Dileen 70 Xubnood Oo Al-Shabaab Ah Iyo Goobta Ay Ku Dileen
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabab.
Warkan oo ay baahisay war...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Dalka Yemen Oo Ay Xaalad Adagi Ka Jirto Iyo Qaramada Midoobay Oo Baaq Kaso Saartay
Yemen(Berberatoday.com)-Xaaladda dalka Yemen ayaa aad looga dayrinayaa, iyadda oo dagaaladduna meel adag marayaan waqtigan, waxaana ka jirta dalkaasi Xaalad Bani'aadanimo oo aad u xun.
Dalkan oo ay dagaalo ka wadaan ciidamada ...
Sunday, September 16, 2018
-
“Diblomaasiyadu Kuma Dhisna Tuhun Iyo Shaki Laga Qaado Arrimo Markaas Taagan, Dawladaha Dunidana Caashaq Kama Dhexeeyo Ee Dano Ayaa Ka Dhexeeya”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa ka hadlay isbedelada ka socda mandaqada Geeska Afrika, waxaanu sheegay inaanay isbedelada socda oo ay u muhiimsanyihiin heshiiska Itoobiya iyo Ereteriya aanay wa...
Sunday, September 16, 2018
-
Libaax Gool Ah Oo Dad Ku Weerartay Jabuuti Iyo Tirada Dadka Ay Wax Yeeladu Kasoo Gaadhay Oo La Sheegay
Jabuuti(Berberatoday.com)-Degmada Duuda oo labaatan kilomitar u jirta caasimadda Jabuuti waxaa ka fakatay libaax dhedig ah ama gool taas oo dhaawacday saddex qof oo kamid ah dadka deegaanka.
Labo cisho ka hor ayay gooshan k...
Sunday, September 16, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Kormeeray Dhulka Danta Guud Iyo Hantida Qaranka Ee Ma Guurtada Ah Ee Berbera Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Oo Soo Dhaweeyay
Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Kormeeray Dhulka Danta Guud Iyo Hantida Qaranka Ee Ma Guurtada Ah Ee Berbera Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmada Oo Soo Dhaweeyay
https://youtu.be...
Saturday, September 15, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Shahaado-Sharaf Guddoonsiiyey Saraakiil Ciidamada Qaranka Ka Tirsan+Daawo Sawirada
Hargeysa(Berberatoday.com0-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shahaado-sharafyo ku maamuusay lix sarkaal oo kasoo qalin-jabiyey jaamacado dibadda ah, kuwaas oo qaarkood kaalmo sare ka galeen jaam...
Saturday, September 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbiyey Wargeys Hargeysa Ka Soo Baxa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa ay shaaciyeen in xeer ilaalinta u gudbiyeen dacwad ka dhan Ah Wargeyska Foore oo ay sheegen in uu ka qoray warar aan jirin ...
Saturday, September 15, 2018
-
Daawo Muuqalka”Somaliland Oo Ka Hadashey Sababta Hor Taagan Inay Kulmaan Madaxweyne Biixi Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad cali Shire oo wareysi dheer siiyey Wariye Badri Kozar oo ka tirsan Telefishanka Eryal ayaa waxaa uu ka hadley arimo door ah
Wasiirka ayaa waxaa uu arimihi...
Saturday, September 15, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|