-
Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran Oo Ay La Kulantay
Hargeysa(Berberatoday.com0-Fanaanada caanka ee Farxiya Axmed Macalin(Farxiya Fiska) ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa.
Fanaanadan oo ka soo duushay wadanka Ingiriiska ayaa markii ay ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee m...
Monday, September 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Horumarinta Maalgashiga Oo Kormeeray Warshadii Ugu Weyneyd Ee Somaliland Laga Hirgaliyo Oo Berbera Shirkada Ganacsiga Ee Alxarbi Dhismeheedu Ka Wado
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Horumarinta Maalgashiga Oo Kormeeray Warshadii Ugu Weyneyd Ee Somaliland Laga Hirgaliyo Oo Berbera Shirkada Ganacsiga Ee Alxarbi Dhismeheedu Ka Wado
https://youtu.be/y1OHtyYD1fo...
Monday, September 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Xukumadda Somaliland Oo Bedeshay Taarikadii Hore Ee Gaadiidka Mid Cusubna Soo Bandhigtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumadda Somaliland Oo Bedeshay Taarikadii Hore Ee Gaadiidka Mid Cusubna Soo Bandhigtay
https://youtu.be/ugcQ9u1t2J0?t=81
Berberatoday.c...
Monday, September 10, 2018
-
Puntland”Khilaaf Ka Dhex-qarxay Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenka Iyo Aragtida Reer Garoowe
Garoowe(Berberatoday.com)-Khilaaf cusub ayaa ka dhex-qarxay Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Puntland ee Soomaaliya, ka dib markii ay isku maandhaafeen go’aanka Shirkii Dawlad-goboleedyada ugu soo xidhmay magaala...
Monday, September 10, 2018
-
Dablaydii Afduubka U Gaysatay Gaadhigii Shirkadda Oomar Oo Qoral Ka Soo Saarey Arintaasi Iyo Waxay Yidhaahdeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dablaydii Todobaadkii hore afduubka u gaysatay gaadhi ay leedahay Shirkadda Weyn ee OOMAAR Company (OMINCO) ayaa qoraal dheer oo ay warbaahinta u soo direen ku faah faahiyay falkii amni darada ahaa ee ay...
Monday, September 10, 2018
-
Soomaalida Holland Maxay uga Muddaharaadayaan Xadhigga Cabdi Iley?
Natherland(BErberatoday.com)-Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool wadanka Holland ayaa waxa ay dhigeen mudaharaad xoogan oo ay kaga soo hor jeedaan xadhiga Madaxweynihii hore dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar....
Monday, September 10, 2018
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Udiray Hambalyo La Xidhiidha Curashada Sanadka Cusub Ee Islaamka 1440
DHAMBAAL HAMBALYO AH
Hambalyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ee Sannadka Cusub Ee Hijiriyada Islaamka – 1440-ka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya maga...
Monday, September 10, 2018
-
Suudan”Madaxweynaha Oo Kala Diray Golihiisa Wasiirada , Magacaabey-na Raysal Wasaare Cusub .
Sudan(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa kala diray Golahiisa Wasiirrada waxaana uu magacaabay Gole Wasiirro oo cusub.
Mr Bashiir ayaa kala diray xukuumaddii ka koobneyd 31 Xubnood,waxa...
Monday, September 10, 2018
-
Daawo Muuqalka”Iskaashatadda Basaska Ee Magaaladda Hargeysa Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Iskaashatadda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Iskaashatadda Basaska Ee Magaaladda Hargeysa Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Iskaashatadda.
https://youtu.be/k2uptpBXebo
Berberatoday.com...
Monday, September 10, 2018
-
Musharraxii Madaxweyne Ku-xigeenka UCID Oo Ka Hadlay Dagaal-beeleed Ka Dhacay Sool
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku-xigeenkii Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Axmed Cabdi Muuse (Abyan), ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo Walaalo ah oo Colaad ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland.
Mr. Abyan...
Monday, September 10, 2018
« Previous Page — Next Page »