Daawo Muuqalka”Gudidii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Gaadhey Deeganka Ceeriyaan
Sanaag(Berberatoday.com)-Salaadiin, Cuqaal iyo Waxgarad ka mid ah ergadii nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn iyo masuuliyiin Xukuumada ka tirsan ayaa waxa ay gaadheen deegaanka Ceeriyaan ee gobolka Sanaag si ay u soo afjaraan shaqaaqa...