Dalka Indonesia In Kabadan 300 Oo Yaxaas Oo La Dilay Iyo Sababta Keentay
Indonesia(Berberatoday.com)-Dad careysan ayaa goob tuulo ah waxay markaliya ku dileen ku dhawaad 300 oo Yaxaas oo ku xareysnaa goob lagu xanaaneeyo oo ku taalla gobolka West Papua ee dalka Indonesia.
Dilka loo gaystay Yaxaasyadan...