Xulkii Udanbeeyay Ee Qaarad Afrika Umatalaayay Koobka Aduunka Oo La Reebay
Mosco(Berberatoday.com)Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika ayaa ka haray koobka kubadda Cagta Adduunka ee ka socda dalka Ruushka.
Xulka Senegal ayaa waxaa 1-0 kaga badisay xulka Colombia, waxaana, dhinaca kale xulalka Japan...