Booqashada Ahmed Aby Ma Booqasho Mise Bahdilid
Booqasho mise Bahdilid?
Booqashada Aby Ahmed uma arko inay tahay wax lagu farxo ama ah guul ay heshay Somalia.
Waxaan u arkaa in ay tahay in lagu dagay oo la afduubay Qarannimada dal Xor ah. Hadda kahor, ayaan qoraal dheer arr...