Dawlada Djibuuti oo Iibsanaysa Diyaarado Ciidan oo Heer Sare Ah
Dawladda Jamhuuriyadda Djibouti, ayaa soo iibsaneysa laba diyaaradood oo noocoodu yahay Cessna Grand Caravan EX, kuwaas oo loo isticmaalo hawlgallada gaarka ah ee Ciidammada.
Qandaraaska lagu iib...
Saturday, March 23, 2024
Qorsheeyihii Al-shabaab ee Dilalka Puntland oo Dil Lagu Xukumay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Sahal Shuceyb oo lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab una qaabbilsanaa sahminta dilalka madax jebinta.
...