Dawlada Djibuuti oo Iibsanaysa Diyaarado Ciidan oo Heer Sare Ah
Dawladda Jamhuuriyadda Djibouti, ayaa soo iibsaneysa laba diyaaradood oo noocoodu yahay Cessna Grand Caravan EX, kuwaas oo loo isticmaalo hawlgallada gaarka ah ee Ciidammada.
Qandaraaska lagu iib...
Saturday, March 23, 2024
Qorsheeyihii Al-shabaab ee Dilalka Puntland oo Dil Lagu Xukumay
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Sahal Shuceyb oo lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab una qaabbilsanaa sahminta dilalka madax jebinta.
...
Saturday, March 23, 2024
35 Budhcad Badeed Somaliya oo Lagu maxkamadayn Doono Dalka Hindiya
35 dhalinyaro Somaliya oo budhcad badeeda oo Dhawaan Ciidamada Bada Hindiya kasoo qabteen Kasoo furdaamiyeen Markab ay madax furasho Lacageed uhaysteen Xeebaha Putland oo Saaka laga dajiyay dalka Hindiya halkaas oo lagu ...