-
Mayarka Degmada Berbera Oo Kulan Qado Sharaf Ah U Sameeyey Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Loolanka Siyaasadeed Ee Kulmiye Kale Irdheeyey,Balse Wacyigu Isu Keenay
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Berbera C.shakuur Ciddin Ayaa markii ugu Horeysay Qado Sharaf ku Maamuusey Laba Masuul oo Siyaasada Kulmiye ku kale Irdhoobey balse Marlabaad ay Mideysay Siyaasada iyo ...
Saturday, November 19, 2016
-
Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Kulan Kula Qaatay Dalka Sweden Xildhibaano U Ololeeya Sidii Somaliland Aqoonsi Caalamiya Uheli Lahayd Iyo Waxyaabaha Lagaga Wada Hadlay
Jönköping(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Ganacsiga iyo Maalgashiga Dr. Omar Shuceyb Mohamed ayaa kulan qiimo badan la qaatay Xildhibaan ka tirsan dalka Sweden oo ku hawlan sidii Somaliland ay u heli lahayd aqoo...
Friday, November 18, 2016
-
“Somaliland Waxan Tagayaa Markaan Arko Xisbi Ama Urur Siyasadeed U Ololeynaya Midnimada Somaliya”Ismaaciil Hure Buubaa Oo Hore U Cadeeyay Mawqifkiisa Ku Aadan Midnimada Somaliya Imikana Ka Tirsan Xisbiga Waddani
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Somaliland Waxan Tagayaa Markaan Arko Xisbi Ama Urur Siyasadeed U Ololeynaya Midnimada Somaliya"Ismaaciil Hure Buubaa Oo Hore U Cadeeyay Mawqifkiisa Ku Aadan Midnimada Somaliya Imikana Ka Tirsan Xisb...
Friday, November 18, 2016
-
Maxaad Ka Taqaanaa Qaabkii Ay Ushaqeyn Jirtay Idaacadii Ururkii SNM Ee Radiyo Halgan Iyo Qaabkii Dib Salka Loogu Dhigay Idaacada Raadiyo Hargeysa Markii Dalka Dib Loo Xoreeyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxaad Ka Taqaanaa Qaabkii Ay Ushaqeyn Jirtay Idaacadii Ururkii SNM Ee Radiyo Halgan Iyo Qaabkii Dib Salka Loogu Dhigay Idaacada Raadiyo Hargeysa Markii Dalka Dib Loo Xoreeyay"Daawo Muuqaal
https://yo...
Thursday, November 17, 2016
-
Walaal Kaalmee Si Ale Kuu Kaalmeeyo Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Xanuun Araga Iyo Laxaadkaba Tirey Asiibey Oo Xaalad Adag Ku Nool”Daawo Muuqal
Daawo Muuqaal:-Walaal Kaalmee Si Ale Kuu Kaalmeeyo Wiil iyo Gabadh Xanuun Araga iyo Laxaadkaba Tirey uu Asiibey Oo xaalad Deg Dega Ku Jira.
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Fariin Qaan ah Oo Ku Socota Walaalaha Muslimiinta E...
Wednesday, November 16, 2016
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Koobsatay Saameynta Ay Ku Yeelatay Abaartu Deegaamada Hoos Yimaada Gobolka Saaxil Iyo Bakhtiga Xoolaha Oo Ciida Ka Batay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warbixin Koobsatay Saameynta Ay Ku Yeelatay Abaartu Deegaamada Hoos Yimaada Gobolka Saaxil Iyo Bakhtiga Xoolaha Oo Ciida Ka Batay
https://youtu.be/SzIwpJAHClI
&nbs...
Sunday, November 13, 2016
-
Daawo Muuqalka”Abwaan Ka Gabyay Abaarta Baahsan Ee Gobolada Somaliland Qaarkood Ku Habsatay Kuna Taliyay In La Baabi,iyo Gudida Abaaraha Ee Heer Qaran Ale Barina La Sameeyo
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Abwaan Ka Gabyay Abaarta Baahsan Ee Gobolada Somaliland Qaarkood Ku Habsatay Kuna Taliyay In La Baabi,iyo Gudida Abaaraha Ee Heer Qaran Ale Barina La Sameeyo
https://youtu.be/aav-SQlOlWU...
Sunday, November 13, 2016
-
Xulka Kubada Koleyga(Basket Ballka)Gobolka Saaxil Oo Ku Guulaystay Koobkii Gobolada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xulka kubada Kolayga(Basket Ballka) Gobolka Saaxil ayaa ku guulaystay koobkii Gobolada Somaliland ee koobkaas iyaga oo kaga guulkaystay Xulka Gobolka Gabiley oo ay isugu yimaadeen ciyaartii kama danbayst...
Saturday, November 12, 2016
-
“Wax Heshiisa Oo Qarsoodiya Oo Aniga Muuse Biixi Na Dhexmaray Ma Jiro, Muuse Waanu Kulanay Si Sharaf Leh Ayuu iila Hadlay Aniguna Si Sharafle Ayaan Ugu Jawaabay”Musharax Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoon yahan Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka hadley kulan
uu dhawaan magaalada Hargeysa ku dhex maray Isaga iyo Muuse Biixi .
Muddane Jamaal Cali Xussen waxaa uu sheegay in aanu jirin wax heshii...
Thursday, November 10, 2016
-
Halkan Ka Daawo Muuqaalka”Mudaharaad Ay Dhigeen Qaar Kamida Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Hargeysa Ka Dhacay Iyo Musharax Jamaal Cali Xuseen Oo Lagu Taageerayay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqaalka"Mudaharaad Ay Dhigeen Qaar Kamida Taageerayaasha Xisbiga Ucid Oo Hargeysa Ka Dhacay Lagu Taageerayo Musharax Jamaal Cali Xuseen
https://www.youtube.com/watch?v=4ig5QjL7jxA&fe...
Wednesday, November 9, 2016
« Previous Page — Next Page »